Home Wararka Maanta Försäkringskassan oo soo bandhigtay lacagta ku baxday sanadkan

Försäkringskassan oo soo bandhigtay lacagta ku baxday sanadkan

0

Hay’ada Försäkringskassan ayaa soo bandhigtay lacagta ceemiska ee sanadkan oo lagu jiro xaalada Corona waxana lacagta ay gaartay 30 miljarde waana lacag ka badan lacagta sanadkii hore marka leesku bar bardhigo.

Sababaha keenay in lacagtaasi ay korortay waxaa kamid ah Dowlada oo badashey sharciyo ka mid ah kuwii horay u jiray sida in dadka heesto xaaladaha goonida in ay ku shaqeeyaan guryahooda iyagoo helaya mushaharka ay horay u qaadan jireen iyo hadii ay heesteen curuur.

Hay’ada ayaa dhanka kale waxay shaaca ka qaaday in sanadaha 2021 ilaa 2023 ay u baahnaandoonto lacago dheeraad ah.

Dowlada ayaana wada qorshe aysan dadka ku dareemin dhaqaalo xumada soo wajahday iyadoo dad badan loo fududeeyay lacagaha ay heli jireen.

somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here