Home Wararka Caalamka Germalka oo Qaxooti Somali ah kasoo qaaday Dalka Gariiga

Germalka oo Qaxooti Somali ah kasoo qaaday Dalka Gariiga

0

Dawladda Jarmalka ayaa toddobaadkan soo qaaday in ka badan 80 qof oo qaxooti ah oo ay ku jiraan dad Soomaali ah, kuwaas oo laga soo qaaday dalka Greece.

Qaxootiga lasoo qaaday ayaa ku sugnaa Dalka Gariiga mudo kooban Madama Dalka Gariiga uu yahay Dal aanan u wanaagsaneen Qaxootiga sidoo kale waxaa ku ajaanib kale oo kala duwan.

Jarmalku wuxuu sanadahan dambe noqday dalka ugu badan ee Yurub ee qaxootiga iyo magangalyo doonku ay soo galaan, inkasta oo ay joogaan kumanaan qof oo aan sharci haysan oo gudaha dalkaasi ku sugan muddo sanado ah.

Dhallinyaro badan oo Soomaali ah oo tahriib ku galay dalkaasi ayaa tilmaamaya in ay la kulmeen wax ka duwen hamigii ay niyadda ku hayeen markii ay safarada tahriibta ah soo galayeen.

Geesta kale waxa soo badanaya dilalaka iyo gacan ka hadalka ay Soomaalida dhexdooda isku gaysanayaan ee ka dhacvaya gudaha dalka Jarmalka.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here