Thursday, April 9, 2026
Abdi waa wiil Somali ah oo ku noolaa Dalka Sweden mudo 6 sano ah isagoo dalka ka helay diidmo lakin wadankiisa oo nabad aheyn...
Markab ay la socdeen tobanaan qaxooti ah ayaa ku gubatay koonfurta Talyaaniga iyadoo rakaabkeedii lagu wareejiyay maraakiibta ciidamada badda ee Talyaaniga si ay u geeyaan...
Masuuliyiinta Faransiiska ayaa baaraya sarkaal sare oo militariga ka tirsan oo u gudbiyay sirta "xasaasiga ah" sirdoonka Ruushka. Sarkaalka ayaa la sheegay inuu ka shaqeynayay...
Taliyaha Booliska Qaranka Sweden Anders Thornberg ayaa ka falceliyay rabshadihii foosha xumaa ee dhawaanahan lala xiriirinayay shabakadaha dambiilayaasha. Qoraal uu soo dhigay bogga booliska...
mudo shan sano ayaa laga joogaa markii Qaxootiga ugu badnaa ay soo galeen Qaarada yurub iyago kasoo talaabay Xadka Gariiga iyo Turkiga u dhaxeeya...
Warbixin lasoo dhigay Boga Migrationsverket ayaa lagu shaaciyay Sharciyo Cusub oo Dowlada Sweden kasoo saartay Xaalada Qaxootiga Suuriya kuwaasi oo lamid ah kuwa Dowlada...
"Waxaan si xiiso leh u sugayaa ku dhawaaqista Josep Borrell ee ku saabsan cunaqabateyn la saaro Turkiga," ayuu yiri Wasiirka Arimaha Dibada ee Giriigga...
mudo shan sano ayaa kasoo wareegatay khilaaf ka dhex dhashay koox gangis ah kuwaasi oo ah dhalinyaro isku meel ku soo koray khilaafkooda waxa...
Midowga Yurub wuxuu ka fiirsanayaa cunaqabateyn dheeri ah oo ka dhan ah Turkiga sababo la xiriira iskahorimaadka tamarta ee bariga Mediterranean, ayuu yiri Wasiirka...
Galabnimadii maanta ayaa xaafada Husby lagu toogtay wiil dhalinyaro ah kaasi oo dadiisa lagu sheegay 20 sano jir dhaawac kasoo gaaray toogashada ayuuna u...