Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan ayaa sheegay in Turkigu dhinac taaganyahay Azerbaijan dagaalka ay la galayaan Armenia ee ku saabsan gobolka lagu muransan yahay...
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa loo qaaday Xarunta Caafimaadka Milatariga ee Walter Reed si loogu sameeyo baaritaano waxaana uu halkaa ku sugnaan doonaa maalmo...
Dowlada Noorweey ayaa horay shuruud uga dhigtay in dhagaha muuqdaan sawirada Baasaboorka, qaasatan Dadka xirta Xijaabka lakin waxay meesha ka saartay Sharuudahaasi iyadoo Dadka...
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa bartiisa Twitterka ku shaaciyay in laga helay cudurka Covid-19 oo weli faro kulul ku haya meelo ka mid ah...
Nin ayaa lagu toogtay magaalada Valsta ee degmada Sigtuna oo ka tirsan Märsta taasi oo ku taalaa inta udhaxeysa Stockholm iyo Uppsala.
Toogashada ayaa dhacday...
Midowga Yurub ayaa malaayiin badan oo euro ku bixinaya mashaariic lagu hormarinayo qaxootiga ku sugan dalka Turkiga, sida uu sheegay Nikolaus Meyer-Landrut.
MY ayaa soo...
Midowga Yurub wuxuu bilaabayaa dacwad sharciyeed ka dhan ah Boqortooyada Ingiriiska oo jabisay heshiiskii Brexit ee lagu heshiiyey.
Soo jeedinta ayaa la xiriirta in Dowlada...
Hadda waxaa soo baxay sharci cusub oo ku saabsan fayraska loo yaqaan 'corona virus'. Haddii aad la nooshahay qof
qaba cudurka corona virus waa inaad...
Nin ku nool Västernorrland ayaa xaaskiisa oo xanuunsan ka caawiyey inay dhinto. Ninka ayaa hada lagu xukumay
hal sano oo xarig ah. Waxay go'anka gaaray...
War-saxaafadeed kasoo baxay Booliska Norway ayaa lagu sheegay in booliisku rajaynayo in la raaco xeerarka cusub qof walbana uu masuuliyad iska saaro.
Haddii tallada iyo...














