Home Wararka Maanta Qof lagu toogtay Degmada Märsta ee Caasimada Stockholm

Qof lagu toogtay Degmada Märsta ee Caasimada Stockholm

0

Nin ayaa lagu toogtay magaalada Valsta ee degmada Sigtuna oo ka tirsan Märsta taasi oo ku taalaa inta udhaxeysa Stockholm iyo Uppsala.

Toogashada ayaa dhacday Maanta oo jimcaha Qofka ayaa laga helay banaanka magaalada
Waxana  dadiisa lagu sheegay 25s.

Booliska ayaa hada baaraya waxa dhacay.
Wali ma aysan qaban cid ay ka shakiyaan.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here