Friday, April 10, 2026
Hey'ada Socdaalka Dalka Sweden ayaa maanta shaacisay in dib u eegis ku sameeneyso waalidka loo keenayo caruurtooda kuwaasi oo ku sugan Dalka dibadiisa. go'anka ayaa...
yaa ku guuleysanaya Doorashada Mareykanka ma Donald Trump oo ka socda Jamhuuriga? Mise Joe Biden oo ka socda Dimuqraadiga? Hadda ma ahan waqti dheer ilaa...
Dowlada ayaa xirtay baaritaanka lagu sameenayo shariga LAS - laakiin hanjabaadii xisbiga bidixda ee riditaanka dowlada ma dhamaan wali oo waa taagan yahay Taasi...
Saddex qof ayaa ku dhimatay weerar mindi loo adeegsaday oo lagu qaaday kaniisad ku taal magaalada Nice, weerarkaas oo uu madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron...
Nin lagu qiyaasay 20 jir ayaa lagu dilay magaalada Boden. Booliska ayaa banaanka ka helay ninkan dhalinyarada ah meydkiisa kaasi oo la toogtay. Weerarka ayaa dhacay habeenimada u...
buuqa badan ayaa ka dhashay sharciga cusub ee dowlada dooneysay kaasi oo lagu badbaadinayo qofka shaqeeya. Shirkadaha iyo ururada shaqaalaha waxay ka hadleen sida ay...
Booliska Faransiiska ayaa subaxnimadii Khamiista sheegay in saddex qof lagu dilay weerar mindi loo adeegsaday oo ka dhacay magaalada Nice, iyadoo dhowr qof oo...
Majaladda majaajilista ah ee Faransiiska Charlie Hebdo ayaa Arbacadii maanta daabacday sawir gacmeed xasaasi ah oo loo jeedomadaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan xilli xiisad...
Amazon ayaa furatay bogeeda internetka sweden. Shirkadda Mareykanku waxay wax ku iibisaa internetka. Waxay kasoo shaqeysay dhowr waddan oo kale muddo dheer. Illaa iyo hadda,...
Qaar badan oo ka mid ah xisbiyada baarlamanka ayaa hadda dalbanaya in loo kordhiyo lacagta kaalmada ku meel gaarka ah ee ay heli karaan...