Waqtigaan la joogo, dhalinyarada ayaa noqotay kuwa ugu badan ee ku faafa viruska corona gudaha Dalka Sweden dhalinyarada ayaa da'doodu u dhexeyso 20 ilaa...
Dowlada Armenia ayaa ka hortagtay isku day dil oo lala damacsanaa ra’iisul wasaare Nikole Pashinyan sida ay shaacisay hay’ada nabad sugida qaranka ee NSS...
Wasiirka shaqada Eva Nordmark ayaa ku boorisay loo shaqeeyayaasha inay awood u siiyaan shaqaale badan inay ku shaqeeyaan guryahooda maadaama cudurka Corona uu ku...
Gudoomiyaha xisbiga Stram Kurs, Rasmus Paludan, ayaa lagu xiray Caasimada Dalka Faransiiska ee Paris. Sidaas waxa xaqiijiyey safaaradda deenishka ee Paris sida uu ku...
Nin Suuriyaan ah, oo sheegtay inuu yahay dhakhtar isla markaana gudniin ku sameeyay sagaal wiil isagoo adeegsanaya qalab koronto ayaa la siiyay xukun ganaax...
Kalkaaliso caafimaad oo u dhalatay dalka Ingiriiska ayaa lagu soo oogay inay dishay sideed cunug, iyo sidoo kale isku day dil 10 kale, ka...
Dowlada Denmark ayaa iskugu dartay Xabsi Shan sano ah iyo Musaafurin wiil Somali ah oo 22 sano jir ah kaasi oo ku dhashay Dalka...
Laba haween ah ayaa ku dhaawacmay qarax ka dhacay Götenborg Haweeney da'deeda lagu qiyaasay 85 sano ayaa dhaawac culus soo gaaray. Qof kale ayaa...
Raisal Wasaaraha Dalka Norway oo Shir Muuqaal ah la qaadatay Wasiirada Dalkeeda ayaa kala hadashey arimo badan oo qeyb ka ah sida looga hortagi...
Golaha Magaalada Stockholm ayaa mamnuucay booqashada guryaha waayeelka si joogto ah. Degmada Göteborg ayaa damacsan inay soo saarto go aan lamid ah sidoo kale...














