Midowga Yurub iyo Boqortooyada Ingiriiska ayaa hakiyay wadaxaajoodkii ku saabsanaa heshiiska ganacsiga xorta ah iyo iskaashiga cusub, kaas oo aasaas u noqon doona xiriirka...
Wasiirkii hore ee cadaalada Denmark Ole Espersen ayaa geeriyooday isagoo jira 85 sano jir, Bornholms Tidende ayaa ka warbixiyay .
Wuxuu galay baarlamanka xisbiga Sooshal dimuqraadiga 1973, 1981...
Dowlada Sweden ayaa wada qorshe lagu fududeenayo in leesku keeno qoysaska kala maqan isla markana loo fududeeyo sharuudaha hada ku xeeran marka uu qofka...
Guddiga Qaranka ee Caafimaadka ayaa sheegay in Wax qorshe ah uusan ugu jirin xayiraad dheeraad ah gaar ahaan Caasimada.
Inkasta caasimadda Danmark ay u gudubtay...
Dawladdu waxay rabtaa inay hesho aqoon heer sare oo dhanka luuqada ah gaar ahaan shaqaalaha daryeelka si loo helo aqoon luqadeed oo wanaagsan. Tani...
Dagaalkii afka ahaa ee u dhaxeeyay Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan iyo Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa wali socda.
- Macron wuxuu culeys ku yahay...
Xubnaha ka tirsan Xisbiga Shuuciga Shiinaha iyo xubnahooda qoysasku waxay lahaan doonaan xuquuqo deganaansho oo xaddidan Mareykanka, Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Washington ayaa ku...
1,605 qof ayaa laga diiwaan geliyey infekshinka coronavirus 24 kii saac ee la soo dhaafay . Lix qof ayaa dhimatay gudaha Denmark.
tirakoobkii ugu dambeeyay ee machadka Statens Serum...
Raiisel wasaaraha Sweden ayaa ardayda dugsiga sare u sheegay in waxbarashada ku dhigtaan qaabka Online-ka ah iyadoo loo eegayo Xaalada Corona iyo Fasaxyada Ciida...
Tirada dhimashada Corona ee Iswiidhan waxay kor u dhaaftay 7000. Tani ayaa timid kadib markii 35 qof oo cusub oo cudurka coronavirus loo diiwaan galiyay 24-kii...














