Wasaaradda Arrimaha Gudaha Jarmalka ayaa ku dhawaaqday bishii Janaayo in tirada codsiyada magangalyada ee Jarmalka ay hoos u dhacday 30% sanadka 2020 marka loo...
Warbixin uu soo saaray Xafiiska Taageerada Magangalyo doonka Yurub ayaa lagu sheegay maanta, Khamiista, in codsiyada magangalyada ee Midowga Yurub ay hoos u dhacday...
Midowga Yurub ayaa lagu wadaa inuu soo rogo xayiraadaha socdaalka iyo xayiraadaha hantida ee xulafada Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin bisha Maarso, taasi oo lagu...
Iswiidhan waxay si ku-meelgaar ah u kordhin doontaa qaabilaadda qaxootiga ee nidaamka kootada ah illaa 6,400 oo qof sannadkan. Dowlada ayaa wakaaladda socdaalka u ogolaatay in ay qaabisho dadka...
Dowladdu Sweden ayaa isku diyaarineysa inay xirto xarumo dhowr ah oo ay ka mid yihiin xarumaha dukaamaysiga, maqaayadaha, goobaha jimicsiga.
Wasiirka arrimaha bulshada, Lena...
Hay'adda Socdaalka waxay ku daabacday Bogeeda bayaan cad oo ku saabsan heshiiska xuquuqda carruurta iyo saamaynta ay ku leedahay kiisaska magangalyo-doonka.
Hay'adda laanta socdaalka ayaa carabka...
Danmark waxay adkaysay habraaca soo gelitaanka ee dadka safarka ah ee Iswiidhan ka socda ujeeddo ganacsi ama booqashada qaraabo. safarleyda ka imanaya meelaha ay...
Aabe Somaliyeed iyo Xaaskiisa iyo 5 Caruur ah oo ay dhaleen ayaa dhawaan laga saaray guri ay daganaayeen oo ku yaalla Caasimada Oslo ee...
Booliska Norwey ayaa masaafuriyay darawal kaxeynayay gaari Nuuca Xamuulka oo aysan ku xirneyn lugaha Barafka magaalo ku taal Arctic Circle.
Muwaadinkan ajnabiga ah ayaa labo...
Maxkamada Socdaalka waxay siisay xaquuqda daganaanshaha labo gabdhood oo walaalo ah kuwaas oo loogu hanjabay in laga masaafurin doono Sweden, in kastoo ay noloshooda...















