Home Wararka Maanta Fanaan Somali ah oo isagoo ku jira Xabsiga ku guuleestay Abaal marin...

Fanaan Somali ah oo isagoo ku jira Xabsiga ku guuleestay Abaal marin Qaali ah

0
Bild: Pressbild. Bild: J. Willz

Fanaanka Yaasiin Byn oo kamid ah fanaaniinta Dalka Sweden ee dhanka Raabka ayaa la gudoonsiiyay Abaal marin qaali ah ee Guld oo uu bixiyo Raadiyaha P3.

Yaasiin ayaa helay abaal marinta isagoo ku jira xabsiga sababo la xiriira falal dambi waxana uu fanaankan aad u qaadaa raabka oo inta badan sweden laga xiiseeyo.

inkastoo uu iska fogeeyay eedeemaha loo heesto hadana waxana uu ku jiraa xabsiga iyadoo kiiskiisa uu socdo.

Yaasiin oo 22 sano jir ah ayaa kamid ah dhalinyarada ku nool Caasimada Stockholm gaar ahaan Rinkeby waxana horay loogu hiray tuhin fal dambi oo uu geestay inkastoo markii danbe la siidaayay lakin mar kale ayaa loo xiray falal kale oo dambi ah.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here