Thursday, March 19, 2026
Dowlada Norway iyo UK ayaa yeelanaya heshiis Ganacsi oo xur ama free ah kaasi oo labada dal dhexmaraya kadib markii Dowlada UK ay ka...
ugu danbeyn Barlamaanka Denmark ayaa ogolaaday sharci Cusub oo lagu wajahayo qaxootiga ku cusub Dalka ee doonaya magangalyo siyaasadeed nuuc walbo. Sharciga ayaa dhigaya in...
Tirada muhaajiriinta isku dayaya ama ku guuleysanaya inay ka gudbaan kanaalka u dhexeeya Yurub iyo Ingiriiska ayaa sii kordhaya. Kadib cimilo wanaagsan, in kabadan 600...
Laba nin ayaa lagu toogtay magaalada Stockholm shalay oo isniin ah galabkeeda Marka hore, nin ayaa lagu toogtayaagga Husby. toogashada ayaa ka dhacday meel u...
Laga bilaabo berrito, 1da Juun, dhinacyada nolosha Sweden qaarkood ayaa dib ugu soo laabandoona sidii hore, iyadoo dowladdu fududeysay qaar ka mid ah xayiraadihii...
Midowga Yurub wuxuu qaatay sharci lagu tilmaamay mid adag oo wax looga badalayo nidaamka macluumaadka fiisaha "Schengen" dalalkooda iyadoo laga jawaabayo wax ay ugu...
Raiisel wasaaraha Sweden Stefan Löfven ayaa shir jaraa'id oo uu qabtay ku shaaciyay heerarka laga qafiifinayo xayiraadaha bulshada ee Corona ku aadanaa Stefan waxa uu...
Mudo 20-kii sano ee lasoo dhaafay waxaa sweden ka yaraaday dhimashooyinka lakin taasi badalkeeda waxaa ku soo batay toogashooyinka loo adeegsado qoriga. guud ahaan wadamada...
Dowlada Switzerland ayaa ku dhawaaqday inay qaadeyso ilaa 1,600 oo qaxooti ah ilaa dhamaadka sanadka 2023. Ka faa’iideystayaasha badankood waa dadka ka cararaya colaadaha...
Dowlada Sweden ayaa bilaabeysa qorsho ay ku dooneyso in ay kordhiso xafiisyada dowlada ee dadka lagu caawiyo kuwaasi oo tirada hada ay dowlada kordhineyso. Xafiisyada...