Danmark waxay si ku meelgaar ah u joojisay masaafurinta qasabka ah ee reer Afgaanistaan ee la diiday codsiyadooda magangalyo.
Jarmalka, ayaa sidoo kale, u oggolaanaya...
Sweden ayaa wali waxaa ka jira sharciyada badan kuwaasi oo laga soo saaray xaalada Corona ee wadanka ka jira.
Sharciyada ayaa badankooda waxay ku egyihiin...
Abaaro 20.50 habeenimo ee Caawa ayaa rasaas laga maqlay Xaafada Tensta ee Waqooyiga Caasimada Stockholm.
Rasaasta ayaa looga shakisanyahay iskuday dil lakin qofna waxba kuma...
Shalay oo isniin aheyd waxaa dhashay sanadka cusub ee islaamiga ee 1443 Hijra oo ah taariikh-da umada islaamiga ah.
Bahda Somaliska waxay idinkugu hampalyeyneysaa dhalashada...
Wararka laga helayo Agnesberg oo ku taalla dhanka waqooyi ee Caasimada Götenborg ayaa sheegay in halkaasi lagu toogtay qof.
Falka ayaa dhacay abaaro 19:00 pm...
Nuur Axmed Nuur ayaa Qoraal uu soo dhigay Barta Facebook looga ceyriyay imaamnimadiisa Masaajidka Minhaajul Quraan.
Imaamka ayaa 12 sano imaam ka ahaa masjidka lakin...
Booliska xuduuda Sweden ayaa xaqiijiyay inay hirgalin doonaan go’aamada masaafurinta magangalyo doonka la diiday iyo kuwa ka soo horjeeda go’aaminta masaafurinta sida ugu dhaqsaha badan.
Arrintan ayaa imaanaysa iyadoo...
Qaxooti badan ayaa ku sugan Wadanka Giriiga waxana ay doonayaan in ay soo galaan wadamada Yurub iyagoo isticmaalaya dhanka dhulka.
Dowlada Hungry ayaa dhawaan xirtay...
Waqtiga sugitaanka Jawaabaha waa mid kamid ah dhibaatooyinka ay dareemayaan dad badan oo go'ano ka sugaya laanta Socdaalka.
Radio Ekot ayaa hada daaha ka rogay in...
inkastoo ay wali cakirantahay hadana Qareenka Mahad Abiib ayaa u waramey TV2-ga Dalka Norway isagoo u sharaxay sida Mahad Abiib loogu tuntay Xaquuqdiisa.
Qareenka waxaa...














