Waa markii ugu horeysay ee dalka Sweden labo waalid loo maxkamadeeyo “guurka ubadka”, iyadoo dacwad oogayaasha ay maanta ku soo oogeen lamaane ku sugan...
Wadarta 170 kiis oo caabuqa corona ah ayaa laga diiwaan galiyay Oslo 24-kii saac ee la soo dhaafay - 61 in ka badan isla...
Jarmalka iyo Poland ayaa ka mid ah dalalka Yurub ee doonaya dadaallo ballaaran oo lagu joojinayo muhaajiriinta ka soo gudbaya xudduudaha bari ee Midowga...
Waxaa isa soo taraya warbixinnada ku saabsan dawooyinka laga helayo macmacaanka Sweden, iyadoo sanadkan ay xarunta qaranka ee Forensic Center (NFC) heshay dhowr kiis...
Shirkadda weyn ee alaabta guryaha ee Sweden (IKEA) ayaa go'aansatey in ay bixiso gunnooyin qiimihiisu yahay 1.1 bilyan krone (110 milyan oo Yuuro) dhammaan...
ugu danbeyn Xukun ayaa laga gaaray Haweeney 50 sano jir ah oo lagu eedeeyay in ay awooda shaqadeeda u isticmaasho nin Qaxooti ah si...
ilaa boqol qof ayaa isugu soo baxay fagaaraha Rinkeby ee duleedka magaalada, habeenimadii jimcaha, si ay u garab istaagaan qoysaska dhibanayaasha dambiyada rabshadaha wata,...
Saacadda waxaa dib loo dhigi doonaa hal saac, waxana isbadalka uu Dhicidoonaa Habeen Sabtida Hooyaneyso Axada soo Galeyso ee 30-31 Bisha marka ay tahay...
Tiro dhalinyaro soo galooti ah ayaa iskaa wax u qabso ah ka sameeyay mid ka mid ah aagagga gobolka Dalarna, si loo caawiyo waayeelka.
"Aniga...
Dawladda Sweden waxay kordhisay, xayiraadaha safarka ee Sweden ee wadamada gudaha iyo dibadda ee Midowga Yurub, oo bilaabmaya 31ka Oktoobar.
Halka kordhintaan ay ku jirto ka reebis cusub oo...














