Monday, March 23, 2026
Ra'iisul wasaaraha la doortay ee Magdalena Andersson ayaa codsatay in laga xayuubiyo booskeeda ra'iisul wasaarenimo, saacado kadib markii la doortay. Andersson ayaa sheegtay in ay...
Ilo wareedyad muhiim ah ayaa sheegaya in xisbiyada Vänsterpartiet iyo Socialdemokraterna ay gaareen heshiis dhex-dhexaad ah oo lagu meel mariyo dowlad cusub oo Iswiidhan...
Dowlada Sweden ayaanan Aqoonsaneyn Dalal badan oo Caalamka ah kuwaasi oo Qaxootigooda iska dhiibaan Wadanka. Hay'ada Canshuuraha Sweden ayaa ugu danbeyn Aqoonsatay Dukumentiyada Qaxootiga Dalka...
Dowlada Norway ayaa maanta soo saartay Sharuudo cusub oo ku saabsan Dadka u soo  safraya Wadanka waxana uu dhaqan galayaa 26 bisha November oo...
Ugu yaraan shan qof ayaa ku dhintay, in ka badan 40 kalena waa ay ku dhaawacmeen ka dib markii baabuur uu jiiray dad ka...
Waxaa socda wada xaajood u dhaxeeya Hogaamiyaha Xisbiga S Magdalena Andersson iyo Xisbiga V si Xisbiga Bidixda uu ugu ogolaado Magdalena Andersson inay Noqoto...
Laga bilaabo Isniinta 22ka Nofeembar, Hay'adda Caafimaadka Dadweynaha Iswiidhan waxay adkeyn doontaa talooyinka ku saabsan baaritaanka coronavirus mar labaad. Tani waxay khusaysaa qof kasta oo ka muuqda calaamadaha Corona 1. Maxaa dhacaya...
Bannaanbax looga soo horjeedo xannibaadaha cusub ee wadamada Qaar ayaa xalay ka dhacay dalal badan oo Yurub ah. Dalalka Switzerland, Croatia, Italy, Austria iyo Netherlands,...
Wiil 14-sano jir ah ayaa galabnimadii Sabtida lagu toogtay Slånbärsvägen oo ka tirsan degmada Fröslunda ee magaalada Eskilstuna.  Wiilkan ayaa lagu daweynayaa isbitaalka Mälar ee...
Eedeysanaha oo 17-jir ah ayaa Maxkamadda Gobalka Göteborg ku xukuntay 8-sanno oo xarig ah kadib markii lagu helay inuu dilay Boliska Andreas Dannemann. Booliisku waxay...