Hay’adda Socdaalka Sweden ayaa go’aan ka gaartay inay joojiso dib u celinta dadka Itoobiyaanka ah ee magangelyo-doonka ah ee loo diiday dalka Itoobiya.
Hay’adda ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay ku sheegtay in go’aankeeda uu quseeyo muddo ku meel gaar ah.
Waxay intaas ku...
Kaararka corona waxay u badan tahay inay diyaar u noqon doono isticmaalkiisa isbuuca dhexdiisa.
Wasaarada caafimadka ayaa kala shaqaynaysa FHI iyo agaasinka caafimaadka Norway si loo helo hab sharci iyo mid wax ku ool ah oo ku saabsan qorshahan.
“Waxaan rajaynaynaa...
Maamulka degmada Göteborg ayaa ku hanjabay in ay ka saarayaan iskuullada Islaamiga ah ee Römosseskolorna goobtooda ka dib markii ay waayeen heshiisyo ijaar ah oo aysan bixin deyn lagu lahaa tan iyo xagaagii hore, sida ay sheegeen maamulka degmadu.
kormeerka School go'aansatey...
Mid kamid ah Wargeysyada Sweden ayaa ka hadlay Caruur dhawaan laga soo tuuray guri ku yaalla Xaafada Hässelby kuwaasi oo mid kamid ah u dhintay dhaawaca.
Aftonbladet ayaa qoray in Aabaha Dhalay Caruurta uu ahaa Qof Qaba Xanuunka dhimirka iyadoo...
Barlamaanka Dalka Sweden ayaa mudo kordhin u sameeyay Andersson oo ku aadan Dhismaha Dowlada Cusub.
Af hayeenka Andreas Norlén ayaa hogaamiyaha xisbiga Socialdemokraterna Magdalena Andersson u kordhiyey muddo kordhin ilaa 22ka Nofeembar si loo soo dhiso dawlad.
"Waxaan leenahay wadahadalo wax...
Labo qarax oo xooggan ayaa gelinkii hore ee maanta oo Talaado ah ka dhacay magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda, waxaana qaraxyadan ay boolisku ku tilmaameen “Weerar” lagu qaaday magaalada.
Labada qarax ayaa ka kala dhacay bartamaha ganacsiga, midna wuxuu...
Maamulka caafimaadka ee Jämtland Härjedalen ee Sweden ayaa dacwad booliis ah u gudbiyay saddex ka mid ah shaqaalaha waaxda caafimaadka iyo daryeelka ee degmada Östersund, ka dib markii ay heleen qiyaas saddexaad oo ah tallaalka coronavirus fasax la'aan.
Saddexda shaqaale...
Qaybo ka mid ah Yurub waxaa ku soo kordhaya Corona taasi oo hada keeneysa in Xayiraadaha dib loogu soo celiyo
Tallaabooyin badan ayaa si gaar ah loogu bartilmaameedsadaa kuwa aan la tallaalin, sida Austria, halkaas oo laba milyan oo qof...
Hal qof ayaa ku dhintay mid kalena waa ku dhaawacmay ka dib markii taksi uu ku qarxay afaafka hore ee isbitaal ku yaala magaalada Liverpool ee dalka Ingiriiska shalay subax.
Hadda dhacdadan ayaa lagu tilmaamay fal argagixiso.
Waxaa lagu wargelinayay booliiska...
Wararka laga helay Xaafada Hässelby ee Caasimada Stockholm ayaa sheegaya in guri ku yaalla laga soo tuuray labo caruur ah.
Booliska ayaa falkan ka hadlay waxana uu sheegay in labada caruur mid kamid ah uu dhaawaca u dhintay halka kan...