Tuesday, March 24, 2026
muda kadib Raisal Wasaaraha Sweden ayaa dhawaan iskaga tagay xilka Raisal Wasaaraha dalka isagoo xilkaasi ku Wareejiyay Magdalena Andersson Hadda waxa uu si deggan ugu...
Febraayo 1, Midowga Yurub wuxuu bedeli doonaa sharciyadiisa shahaadooyinka corona. Waa kuwan isbeddellada ugu muhiimsan: * hadii aad qaadatay talaalka 270 maalmood (qiyaastii sagaal bilood)...
Guud ahaan Caalamka waxaa ka socda Qaadashada Talaalka qeybihiisa kala duwan iyadoo dadka qaarkood loogu baaqay in Talaalka Isku -duwaha tallaalka Sweden, Rikard Berestrom, ayaa muujiyay...
Dowlada ayaa wada qorshe ay ku dooneyso inay meesha kaga saarto sharciga EBO ee qofka xaqa u siinaya inuu ku noolaado goobta uu doonayo. Sida...
Sannadkii hore, Iswiidhan waxay heshay tiradii ugu badnayd ee qoxooti kootada ah muddo dhowr iyo toban sano ah. Sababta tirada badan keentay ayaa ah in...
Wasiirka arrimaha bulshada Lena Hallingren ayaa ku dhawaaqday in xannibaadaha Corona ee hadda jira ay sii jiri doonaan 14ka maalmood ee soo socda. "Haddii xaaladdu ay degto...
Dowladda Denmark ayaa ku dhow inay baabi'iso dhammaan xannibaadaha Corona ee dalka, laga bilaabo toddobaadka soo socda. Wargeyska Jyllands-Posten ayaa soo sheegay in guddiga masiibada aysan u...
Ruben Appelblom, oo 24 jir ah, ayaa lagu xukumay xabsi daa’in ka dib markii uu toori ku dilay lammaanihiisa gudaha Xaafada Nacka Abriil 2020,...
Wararka laga helayo Degmada Kalmar ee Dalka Sweden ayaa sheegaya in Hooyo iyo Aabe Da'dooda lagu sheegay 25 sano jir la xiray Hooyada iyo Aabaha...
Kuuriyada Waqooyi ayaa laba ku gantay badda meel ka baxsan xeebta bari subaxnimadii talaadadii, saraakiisha Kuuriyada Koonfureed ayaa sidaas sheegay, sida ay sheegtay wakaaladda...