Dowladda Sweden ayaa go’aan ku gaartay in ay kaalmo siiso ciidamada Ukraine, sida ay sheegtay Raisal Wasaaraha Sweden oo fiidnimadii caawa qabatay shir jaraa’id.
Andershon...
Madaxweyne Vladimir Putin ayaa amar ku bixiyay in ciidamada Ruushka ee ka hortagga Nukliyeerka la geliyo heegan sare, taasoo sare u kacday xiisadda kala...
Dalalka Sweden, Denmark, Finland, Iceland iyo wadamo kale oo Yurub ah ayaa hawada ka xiraya diyaaradaha Ruushka. Norway ayaa sidoo kale laga sugayaa inay xirto...
Ruushka ayaa sheegay in ay qabteen 471 askari oo Ukrain ah ayna burburiyeen 975 bartilmaameedyo militari intii uu socday dagaalka Ukraine.
Tirooyinkan ayaa ka soo...
Wasiirka gaadiidka Jarmalka Volker Wissing ayaa isku diyaarinaya xiritaanka hawada Jarmalka ee diyaaradaha Ruushka, sida ay wasaaraddu bayaan ku sheegtay.
Wissing ayaa sheegay in diyaar...
Ruushka ayaa gudaha u galay Dalka Ukraine waxana uu Dagaalka sii galayaa Maalinta Afaraad iyadoo duqeyn afarta jihaha ah ay ku socoto Dalkaasi.
Sababta ugu...
Ku dhawaad 120,000 oo qof ayaa ka qaxay dalka Ukrain oo galay dalka Poland iyo wadamada kale ee dariska la ah kadib duulaanka Ruushka,...
Duulimaadyada Bulgaria, Poland iyo Czech Republic looma ogolaan doono inay galaan hawada Ruushka. Xukuumadda Moscow ayaa xirtay hawada sare iyadoo ka jawaabaysa cunaqabateynta dalalka ay...
Ciidamada Ruushka ayaa maalintii saddexaad ku garaacay magaalooyinka dalka Ukraine oo ay ku jirto caasimadda dalkaasi ee Kyiv, iyaga oo ku garaacay gantaallo, waxaana...
Wasaaradda arrimaha dibadda ee Ruushka ayaa Jimcihii sheegtay in Ukraine ay diiday dalabkeedii ahaa in ay wada xaajood ka yeeshaan.
Af hayeenka Ruushka Maria Zakharova...













