Home Wararka Caalamka Ruushka oo hawada ka xiray dhowr wadan oo Yurub ah

Ruushka oo hawada ka xiray dhowr wadan oo Yurub ah

0
Photo/Leonid Scheglov/BelTA/Handout via REUTERS

Duulimaadyada Bulgaria, Poland iyo Czech Republic looma ogolaan doono inay galaan hawada Ruushka. Xukuumadda Moscow ayaa xirtay hawada sare iyadoo ka jawaabaysa cunaqabateynta dalalka ay kusoo rogeen kadib duulaankii Ukraine.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here