Ciidanka Cirka iyo Badda ee Sweden ayaa maanta ka qeyb galaya dhoolatus ciidan oo ay la sameynayaan dalalka Britain iyo Denmark ee ku sugan...
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa khudbad laga sii daayay Talafashinka waxa uu ku sheegay in Ruushka uu kula dagaalamayo "Naasiyiinta cusub" ee Ukraine ku...
Dhawr qarax oo xooggan ayaa ka dhacay Kyiv habeenimadii xalay. Ma cadda baaxadda khasaaraha Qaraxyada. Sidoo kale digniinda diyaaradaha ayaa laga soo sheegay dhowr magaalo...
Diyaaradaha dagaalka ee Ruushka ayaa Arbacadii maanta ku soo xadgudbay hawada Sweden, sida uu sheegay difaaca Sweden. Ciidamada qalabka sida ee Norway ayaa sheegay...
Yahuudda dunidu waa in aysan iska indha tirin duulaanka Ruushka ee Ukraine ayuu yiri madaxweynaha dalkaas Volodymyr Zelensky.
- Hadda waxaan la hadlayaa dhammaan Yuhuudda...
Wada xaajoodyada Ruushka iyo Ukraine - Wareegga 2 ayaa bilaaban doona maalinta berri oo Khamiis ah.
"Waxaan ku nimid isfaham ku saabsan arrimo kala duwan...
Iyadoo uu dagaalku ka socdo dalka Ukrain labada dal ee deriska ah ee Finland iyo Sweden, ayaa magaalada Gotland ku qaban doona dhoolatus ciidan oo ay ka...
Ciidamada Ruushka ayaa sheegay inay la wareegeen gacan ku haynta magaalada Kherson oo ku taal koonfurta dalka Ukraine oo ku taal meel istaraatiiji ah,...
Raiisel wasaaraha Sweden Magdalena Andersson ayaa u aragta in Sweden aysan halis toos ah ka qabin dagaalka Ruushka ee Ukraine, laakiin waxay aragtay in...
Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskyy ayaa ku booriyay Midowga Yurub inay caddeeyaan inay la safan yihiin Ukraine dagaalka ay kula jiraan Ruushka maalin ka dib...













