Garoonka diyaaradaha ee dadka rayidka ah ee ku yaalla bartamaha magaalada Vinnytsia ee dalka Ukraine ayaa lagu burburiyay gantaallo uu Ruushku riday Axaddii, sida...
Hub laga keenay dalka Sweden ayaa maanta oo Axad ahayd soo gaaray dalka Ukraine, sida uu sheegay taliyaha difaaca Sweden.
-Alaabta loo dhameestiray. Qalabkii iyo...
Xaalad adag ayaa ka jirta Dalka Ukraine halkaasi uu Ruushka ku qaaday dagaal xoogan isla markana ah midkii ugu weynaa ee soo mara Yurub...
Visa iyo Mastercard ayaa xiray howlihii Ruushka ay ka wadeen sababo la xiriira duulaanka Ukraine.
war-saxaafadeed kasoo baxay Shirkada Visa ayaa lagu sheegay in Shirkada...
Maraykanka iyo Poland ayaa lagu soo waramayaa inay ka wada xaajoonayaan heshiis ay Poland ugu diri doonto diyaarado nuuca Mareykanka si loogu badalo kuwa...
Waaxda arrimaha dibadda ee Maraykanka ayaa ka codsanaysa muwaadiniinta Maraykanka inay si degdeg ah uga baxaan Ruushka. taasi oo sabab u ah Duulaanka Ruushka...
Maamulka Faransiiska ayaa Sabtidii ku eedeeyay Britain inaysan qaadin tillaabo ku filan oo lagu caawinayo qaxootiga Ukraine.
Jawaabta ay Britain ka bixisay qalalaasaha waa "...
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin oo khudbad ka jeediyay taleefishinka ayaa sheegay in cunaqabateynta reer galbeedka ee ka dhanka ah Ruushka ay la mid tahay...
Ciidamada Ruushka ayaa la wareegay warshadda quwada ee ugu weyn qaaradda Yurub, kaddib markii weerar lagu qaaday xaruntaasi, taasoo keentay in caalamka oo dhan...
 Xoghayaha Difaaca Ingiriiska Ben Wallace ayaa sheegay in Sweden ay ku xisaabtami karto caawinta Boqortooyada Ingiriiska haddii ay la kulmaan falalka gardarada ah ee Ruushka. "Waa...














