Ku dhawaad 90 qof oo qaxoonti ah oo ka yimid dalka Ukrain ayaa saaka soo gaaray magaalada Karlskrona ee dalka Sweden.
Saacadu markay ahayd 8:30 subaxnimo ayaa...
Weerarada Ruushka ee magaalada Kharkiv ee bariga Ukraine ayaa socday ilaa xalay, sida uu sheegay duqa magaalada Ihor Techerov. Waxa uu sheegay in askarta Ruushka...
Wareegii koowaad ee wada-hadallada Ukraine iyo Ruushka ee looga gol lahaa in lagu soo afjaro dagaalka u dhexeeya Moscow iyo dariskeeda ayaa la soo gabagabeeyay iyadoo...
12 xubnood oo ka tirsan ergada Ruushka ee Qaramada Midoobay ayaa laga soo tarxiilay Maraykanka, sida uu sheegay safiirka Ruushka ee Qaramada Midoobay.
Vasily Nebenzja...
Wasaaradda difaaca ee Ruushka ayaa ka codsatay dadka rayidka ah ee reer Ukraine inay isaga baxaan caasimadda Kyiv, iyadoo Moscow ay sii waddo duulaankeeda.
"Waxaan...
Dowladda Sweden ayaa go’aan ku gaartay in ay kaalmo siiso ciidamada Ukraine, sida ay sheegtay Raisal Wasaaraha Sweden oo fiidnimadii caawa qabatay shir jaraa’id.
Andershon...
Madaxweyne Vladimir Putin ayaa amar ku bixiyay in ciidamada Ruushka ee ka hortagga Nukliyeerka la geliyo heegan sare, taasoo sare u kacday xiisadda kala...
Dalalka Sweden, Denmark, Finland, Iceland iyo wadamo kale oo Yurub ah ayaa hawada ka xiraya diyaaradaha Ruushka. Norway ayaa sidoo kale laga sugayaa inay xirto...
Ruushka ayaa sheegay in ay qabteen 471 askari oo Ukrain ah ayna burburiyeen 975 bartilmaameedyo militari intii uu socday dagaalka Ukraine.
Tirooyinkan ayaa ka soo...
Wasiirka gaadiidka Jarmalka Volker Wissing ayaa isku diyaarinaya xiritaanka hawada Jarmalka ee diyaaradaha Ruushka, sida ay wasaaraddu bayaan ku sheegtay.
Wissing ayaa sheegay in diyaar...














