Maanta oo Jimco Xaafada Rinkeby waxaa ka dhacay Rabshado ku aadan nin Cunsuri ah oo doonayay inuu halkaasi ku gubo Quraanka Kariim.
Xiliga dhacdada lagu...
Warar hada laga helayo Xaafada Rinkeby ayaa Sheegaya in Halkaasi ay ka socdaan Rabshado Xoogan oo ku aadan in Halkaasi Maanta lagu gubay Quraanka.
Lama...
Sida laga soo xigtay afhayeen u hadlay wasaaradda gaashaandhigga ee Ruushka, Igor Konashenkov, Ruushka ayaa xalay garaacay goob dhisme oo la sheegay in lagu soo saaro qalab milatari . Goobta dhismaha...
Gelinkii dambe ee shalay ayaa saddex askari oo boolis ah la keenay qolka gargaarka degdegga ah, taasoo ka dhalatay rabshado ka dhacay magaalada Linköping...
Kuwani waa qaar ka mid ah dhacdooyinka ugu muhiimsan ee la xidhiidha dagaalka Ukraine Jimco 15 April.
* Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa uga mahadceliyey...
Guddoomiye ku xigeenka Golaha Ammaanka ee Ruushka Dmitry Medvedev ayaa Sweden iyo Finland ugu hanjabay "cawaaqib xun" maadaama labada dal ay ku biirayaan Ururka...
Muhaajiriinta isaga gudba Kanaalka Ingriiska una socda UK iyagoo wata doomo yar yar ayaa loo duulin doonaa Rwanda. Halkaasi ayaa codsigooda magangelyo looga baaraandegidoonaa.
Waxay u muuqataa...
Kuwani waa qaar ka mid ah dhacdooyinka ugu muhiimsan ee la xidhiidha dagaalka Ukraine 14 April.
*Ciidamada Ukraine ayaa gantaalo ku garaacay markabka dagaalka Ruushka...
Ciidamada Ukraine ayaa gantaalo ku garaacay markab dagaal oo Ruushku leeyahay oo ku sugan badda madow, sida uu sheegay gudoomiyaha gobolka Odesa.
Gantaalaha Neptune ee...
Raiisel wasaare Magdalena Andersson ayaa sheegtay in aysan jirin wax khatar ah iyada oo tixraacaysa fursadaha lagu biirin karo NATO iyo in kale.
Andersson ayaa shir jaraa’id...














