Saraakiisha guud ee dalka Ukraine ayaa sheegay in Ruushka uu sii kordhinayo duulaanka uu ku hayo bariga dalkaasi, isaga oo ujeedkiisu yahay in uu...
Xildhibaan Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Sheekh Aadan Madoobe) ayaa loo doortay inuu noqdo guddoomiyaha cusub ee golaha shacabka Soomaaliya, kadib doorasho saacado badan qaadatay...
Bilayska Sweden ayaa diiday codsigii garabka midig ee Rasmus Paludan ee ahaa ogolaanshaha in uu si fagaare ah uu Banaan-bax ugu qabto Trollhättan. Bilayska...
Göteborg ayaa noqonaysa magaaladii ugu horeysay ee Iswiidhan ugu weyn ee lagu soo rogo imtixaano luuqada iswidhishka ah oo lagu sameeyo dadka doonaya in ay ka...
Ciidamada Ruushka ayaa dhowr toddobaad oo ay haysteen magaalada Kherson ka dib, waxa ay la wareegeen dhismaha golaha deegaanka oo ay ka xidheen dadka...
Rasmus Paludan oo midigta fog ayaa racfaan ka qaatay go’aanka booliiska ee ah in aan loo ogolaanin in uu mudaaharaad ka sameeyo Porås jimcaha soo socda.
Booliiska laftooda ayaa hadda go'aan ka gaaraya...
Shalay oo Sabti ahayd, waxaa magaalada Mynttorget ee bartamaha magaalada Stockholm ka dhacay bannaanbax ay soo abaabuleen xisbiga Nyans ,
Banaanbaxa ayaa looga soo horjeeday xagjirka garabka midig...
Turkiga ayaa hawadiisa ka xiraya dhammaan diyaaradaha militariga iyo kuwa rayidka ah ee ka imaanaya Ruushka ee askarta u daabulaya Suuriya, sida uu sheegay...
Haweeney ayaa laga helay degmada Haninge tobodo isbuuc ka dib dhimashadeeda, inkastoo shaqaalaha daryeelka guriga ay tahay inay soo booqdaan maalin kasta.
haweeneydu ayaa hesha...
Ruushka ayaa lagu eedeeyay inuu qorsheynayo aftida madax-bannaanida ee laba gobol oo cusub oo Ukraine ah.
Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskyj ayaa eedaymahan ku dafat khudbadiisa Waxa...















