Ku soo dhawaada qaar ka mid ah dhacdooyinka ugu muhiimsan ee la xidhiidha dagaalka Ukraine Jimco 17 June.
*Ruushka ayaa mar hore ku guul daraystay...
Hogaamiyaha xisbiga M Ulf Kristershon ayaa doonaya in uu heshiis la gaadho raysal wasaaraha Magdalena Andersson in aanay dawladdu la wareegi doonin talada haddii aanay taageero u...
Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron, Ra'iisul Wasaaraha Jarmalka Olaf Scholz iyo Ra'iisul Wasaaraha Talyaaniga Mario Draghi ayaa subaxnimadii Khamiista gaaray caasimadda Ukraine ee Kiev, si...
Qaxooti Ukraine ee gaaray Norway ayaa noqday tiro ka yar inta laga filayay Sidaa darteed, UDI-da ayaa hadda hoos u dhigaysa awoodda qaabilaadda, sida...
Baarlamaanka Sweden ayaa shalay ansixiyay soo jeedintii dowladda ee ahaa in la soo saaro sharciyo adag oo ku saabsan masaafurinta ajaanibta lagu helo dambiyada, si ay u sahlanaato in...
Baarlamaanka dalka Sweden ayaa u codeeyay in ay diidaan miisaaniyada xisbiyada garabka midig iyo kuwa dowladda ee isbeddelka miisaaniyada gu'ga.
Arrintan ayaa ka dambeysay ka dib markii...
Wararka laga helayo Södertälje ayaa sheegaya in halkaasi uu ku dhintay wiil yar kaasi oo ku sugnaa goobta xanaanada halkaasi oo laga waayay kadibna...
Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping ayaa Arbacadii u xaqiijiyay dhiggiisa Ruushka Vladimir Putin taageerada Beijing ee "madaxbanaanida" iyo "amniga" ee Ruushka , mar uu taleefoon kula hadlay,...
Wiil 20 jir ah ayaa lagu dilay mid kalena dhaawac culus ayaa soo gaaray, ka dib markii ay tooreey kasoo gaartay dagaal gacan ka...
Maamulka Sweden ayaa xaqiijiyay in shabakadaha dambiilayaasha ay sii kordhinayaan isticmaalka carruurta yaryar ee dambiyada. "Waxaa jira caruur da'doodu u dhaxayso todobo ama sideed...













