Tuesday, April 28, 2026
dhibaatooyin ayaa laga soo sheegayaa garoomo badan oo Yurub ah , taas oo la filayo in ay sii socoto inta lagu jiro fasaxa xagaaga, iyada...
 Wasaaradda arrimaha dibadda ee Iswiidhen ayaa ku talisay in aan la tegin dalka Iran laga bilaabo Khamiista shalay. Waxay sheegtay in awaamiirteeda ay khusayso Iran oo...
Ciidamada Ruushku waxay xoojiyeen go'doominta Donbass ee iska caabbinta Ukraine ee agagaarka magaalooyinka warshadaha istiraatiijiga ah ee Lysichansk iyo Severodonetsk ee ku yaal gobolka...
Booliska dalka Sweden ayaa saaka ku dhawaaqay in nin da'da sodonka jir ah uu ku dhintay magaalada Solberga ee koonfurta magaalada Stockholm , ka dib markii...
 Ra’iisul wasaare Magdalena Andersson ayaa ku nuuxnuuxsatay muhiimadda luqadda iyo aqoonta bulshada Iswidhishka u leedahay la-qabsiga bulshada Sweden. Andersson ayaa qoraal ay soo dhigtay barteeda Instagram-ka...
Lix qof ayaa ku dhintay shil diyaaradeed oo ka dhacay meel u dhow gobolka West Virginia ee dalka Mareykanka Arbacadii, sida ay sheegtay warbaahinta...
Ku soo dhawaada qaar ka mid ah dhacdooyinka ugu muhiimsan ee la xidhiidha dagaalka Ukraine Khamiis 23 June. * Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskyj ayaa ku...
Dawladdu ayaa magacawday guddi baaritaan ku sameeya sidii loo meel marin lahaa shuruudaha Luuqada ee aqoonta bulshada si loo helo sharci degenaansho rasmi ah. "Sweden, bulshadu...
Nin 30 jir ah ayaa maanta lagu xukumay xabsi daa’in iyo masaafurinta dilka lamaantiisa oo uur leh oo ka dhacay magaalada Vänersborg dayrtii. Maxkamada degmada ayaa...
Dalka Sweden oo wixii ka danbeeyay sanadkii 2015 bixiyay Sharciyo ku meel gaar ahaan ayaa mar kale waxaa la gaaray waqtigii uu dhici lahaa. Sadex...