Friday, March 27, 2026
1-da sebtembar, laba isbeddel oo lagu sameeyay sharciga caymiska caafimaadka ayaa dhaqan galaya, sida ay shaacisay Hay'adda Caymiska Bulshada. Mid ka mid ah isbeddelka sharciga...
Maxkamada Stokcholm ayaa ugu danbeyn Xukun ku riday labo nin oo doonayay inay lacag dhan 168 milyan ka dhoofiyaan Garoonka diyaaradaha Arland. Labada Nin ayaa...
Doodii uu arbacadii qabtay wargeyska Aftonbladet ee madaxda xisbiyada baarlamaanka ayaa goob joog ka ahaa muran dhex maray wariye Robert Aschberg iyo madaxa xisbiga...
Ra'iisul wasaaraha Finland Sanna Marin ayaa mar kale kicinaysa muran ka taagan dalkeeda ka dib markii ay fideen muuqaalo qoob ka ciyaar ah oo...
Xisbiga Sverigedemokraterna (SD) ayaa sheegay in socdaalka magangelyo doonka ay Sweden ku baxdo 93 bilyan oo koron sannadkii. Xisbigu waxa uu tirokoobkiisa ku saleeyay daraasad...
Booliska Dalka Sweden gaar ahaan qeybta Järva ayaa sheegay Sababaha keenay inay yaaraadaan Toogashooyinka ka dhici jiray Nawaaxigaasi. Afayeenka Booliska Järva oo arintan wareysi ka...
Dawladdu ayaa maanta ku dhawaaqday inay doonayso inay hirgeliso ka-hortagga qiimaha sarreeya ee qiimaha korontada ee dhanka Qoysaska. Dowlada Waxay sheegtay inay isticmaali doonto...
Wasiirka difaaca ee Ruushka Sergei Shoigu ayaa dhaleeceeyay xanta warbaahinta ee ah in Ruushku u adeegsan doono hubka Nukliyeerka ah ee Ukraine. Mar uu khudbad...
Xisbiga Talada Dalka Haya ee Socialdemokraterna ayaa maanta Cadeeyay go'aankiisa la Xiriira Doorashada Sweden kadib waxa uu soo bandhigay Qodobo Cusub. Qodobada uu Xisbiga soo...
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa u safray dalka Ukraine si uu ula kulmo Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskyy iyo Madaxweynaha Turkiga Recep...