Kahor doorashada baarlamaanka ee sanadkan, sharciga doorashada Sweden ayaa wax laga bedelay, waxaana hadda si cad loo sheegay in codbixiye kasta uu kaligiis ku...
Kadib dilkii loo geestay Wiil 31 sano jir ahaa oo Jimcihii lagu dilay xarunta ganacsiga ee Emporia, booliska ayaa xiray afar qof oo labo...
Xisbiga Sverigedemokraterna ee Sundbyberg ayaa raba inuu burburiyo buundada dhex marta degmada Sundbyberg ee Ursvik iyo xaafadda Rinkeby ee magaalada Stockholm, sida uu qoray...
Xaqiiqda ah in dumarka dibadaha ku dhashay ay dib uga dhaceen suuqa shaqada waxay khatar gelinaysaa shaqaaleysiinta cusub ee kooxaha dembiilayaasha ah.
Tani waa waxa...
Xisbiga Dimuqraadiga Sweden (SD) ayaa u gudbay inuu noqdo xisbiga labaad ee ugu weyn marka loo eego tirada codbixiyayaasha, sida lagu sheegay ra'yi ururin...
Booliska ayaa xalay xiray xaafadda Kungsträdgården ee magaalada Stockholm kadib markii shay laga shakiyay laga dhex helay boorso. Sida lagu sheegay xog ay daabacday...
Ra’iisul wasaaraha dalka Sweden Magdalena Andersson ayaa sheegtay in ay aad uga naxday sida taxadar la’aanta ah ee loo weeraray xarun laga dukaameysto oo...
Ugu yaraan 20 qof ayaa lagu dilay weerar ay kooxda Islaamiga ah ee xagjirka ah ee al-Shabaab ku qaadeen hoteel ku dhow bartamaha magaalada...
Dhoor Darawalo ayaa diiday inay kaxeeyaan Tareenada mara dhulka hoostiisa sabab la xiriira in lagu dhajiyay Xayeysiin ku aadan Xisbiga SD.
Darawalada qaarkood ayaa sheegay...
Siyaasiyiinta Sweden ayaa si adag uga falceliyay toogashadii ka dhacday suuqa Emporia ee magaalada Malmö galabnimadii Jimcaha.
Sida laga soo xigtay Sydsvenskan, ra'iisul wasaaraha Magdalena...













