Home News in English Eva Nordmark “Shaqo la’aanta dumarka soo galootiga ah ayaa sii hurisa Kooxaha...

Eva Nordmark “Shaqo la’aanta dumarka soo galootiga ah ayaa sii hurisa Kooxaha Gangiska”

0

Xaqiiqda ah in dumarka dibadaha ku dhashay ay dib uga dhaceen suuqa shaqada waxay khatar gelinaysaa shaqaaleysiinta cusub ee kooxaha dembiilayaasha ah. 

Tani waa waxa wasiirka sinnaanta iyo suuqa shaqada Eva Nordmark (S) oo warbaahinta GP u sheegtay Sida Xaalada maanta tahay.

– Kaliya inaad dareento kibir markaad aragto waalidkaa oo shaqo u socda. Marka waalidiintu aanay fiicnaan, carruurtu sidoo kale ma dareemaan wanaag, ayay tidhi.

Waxay sheegtay inaysan jirin xal degdeg ah oo lagu xallinayo dhibaatada, laakiin hal cabbir oo ay rabto inay aragto ayaa ah in Adeegga Shaqaaluhu uu xafiis ku yeesho meel kasta oo nugul marka la gaaro 2023.

In Dumar Badan oo ku sugan Goobaha Nugul loo diro shaqooyin ayayna u aragtaa Xalka kaliya ee wax lagu xali. Karo.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here