Waxaa soo dhamaatay codeynta doorashada Sweden waxana loo gudbay dhanka Tirirnta codadka oo marba marka ka danbeeyo ay soo kordhayaan.
Xisbiga Socialdemokraterna ayaa kaalinta 1aad...
Daawo:- Natiijada Doorashada Sweden Goorta lagu Dhawaaqayo iyo xiliga Barlamaanka la dooranayo
Cilmi baaris ayaa muujisay in Soomaalida Swedishka ah ay codkooda ka dhiibtaan si ka sarreeya dadka kale ee ajnabiga ah.
Hashim Abdikareem, gudoomiyaha Somali Freds,...
Siddeedii subaxnimo ayaa goobaha codbixintu ka furmeen dalka oo dhan. waa fursadii ugu dambeysay ee lagu codeeyo - waxayna u egtahay inay noqon doonto...
Dalka Sweden waxaa ka socda Doorashada xisbiga cusub ee qabanaya talada Dalka iyadoo sanadkan uu yahay sanad ka xiiso badan Doorashooyinka soo maray dalkan...
Dadka magangalyo doonka ah ee Denmark waxaa laga yaabaa in dhawaan la bilaabo in loo diro Rwanda, halkaas oo labada dal ay maanta ku...
Dhaliilo dhowr ah ayaa loo soo jeediyay xisbiga Nyans oo loo mariyay warbaahinta Sweden, waxaana ka mid ahaa war uu shalay daabacay wargeyska Expressen...
Maxkamadda Malmö ayaa nin 18-sano jir ah ku heshay danbi ah in uu dil u geystay labo macalin oo wax ka dhiga dugsiyada Latinka...
Dawladdu waxa ay soo jeedisay in deyn laga siiyo shirkadaha korontada si dadka aan awoodin in ay iska bixiyaan biilasha korontadda xilliga jiilaalka ay...
Boqorada Ingiriiska Queen Elizabeth ayaa geeriyootay iyadoo da’deedu tahay 96 jir. Aqalka Boqortooyada Ingiriiska ayaa ku dhawaaqay Twitter-ka.
Amiir Charles ayaa isla durbadii noqday Boqorka dalkaasi
"Boqoraddu...













