Home News in English Wararka ugu Danbeeyay Doorashada Sweden oo mareysa heer dhamaad ah

Wararka ugu Danbeeyay Doorashada Sweden oo mareysa heer dhamaad ah

0

Dalka Sweden waxaa ka socda Doorashada xisbiga cusub ee qabanaya talada Dalka iyadoo sanadkan uu yahay sanad ka xiiso badan Doorashooyinka soo maray dalkan Taariikhdii hore.

11 Semtempter ayaa noqoneysa maalinta doorashada ee Barlamaanka waxana Qofka uu dhiiban karaa codkiisa iyadoo la furayo goobaha Codadka laga bilaabo 8:00 ilaa 20.00.

Doorashada Sanadkan oo ah mid aad u xiiso badan waxaa laga cabsi qabaa inuu ku soo baxo Xisbiga SD oo siyaasad adag ku wajihi kara Dhanka dadka soogalootiga.

Xisbiyada kale ayaanan ka liidan sanadkan kuwaasi oo balanqaaday Qodobo adag oo lagu wajahayo dhanka Xaalada ka taagan wadanka iyo arimaha soogalootiga.

Somaliska ayaa dib u eegeysaa Qodobada Sanadkan ee Doorashada.

1 Kooxaha Gangiska

2 Arimaha Soogalootiga

3 Caafimaadka.

4 Tamarta Korontada

Wararka Doorashada Toos kala Soco Somaliska.com

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here