Home News in English Goobaha Codbixinta Dalka Sweden oo Saaka Furmay, Safaf lagu jiro goobaha Qaar

Goobaha Codbixinta Dalka Sweden oo Saaka Furmay, Safaf lagu jiro goobaha Qaar

0
Photo/ Johan Nilsson/TT

Siddeedii subaxnimo ayaa goobaha codbixintu ka furmeen dalka oo dhan. waa fursadii ugu dambeysay ee lagu codeeyo – waxayna u egtahay inay noqon doonto Doorasho xiiso leh.

Doorashada ayaa lasoo Xirayaa Caawa 20:00 waxana markaasi soo bixidoona Codadka qaarkood kuwaasi oo hordhac ah.

Maamulka doorashada ayaa ku booriyay qof walba inuu ku soo baxo waqti wanaagsan, waxaana goobta codbixinta ee Hästagen ee magaalada Malmö loo galay Safaf dhaadheer. Waxaa safka koowaad galay Fredrik Jönsson , kaasoo fursad u helay inuu codeeyo.

daryeelka iyo dugsiga ayaa u ahaa arrimaha muhiimka ah. Laakin lama dhacsana ololaha doorashada Sweden.

Eva Reimers waxay si toos ah u timaadaa goobta codbixinta ka dib markay shaqeyso habeenkii. Ololahan doorashada, waxay diiradda saartay arrimaha taagan hada.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here