Saturday, July 4, 2026
Diyaaradaha F-16 ee Maraykanka ayaa ka qabtay hawada caalamiga ah ee Alaska meel u dhow laba diyaaradood oo Ruushku leeyahay, sida ay sheegeen militariga...
Ruushka ayaa bur-buriyay Boqolkiiba 30 Warshada korontoda sida ay ku warameyso Dowlada Ukraine. Korontada ayaa ka baxday Caasimada Kyiv iyo gobollada kale ka dib markii...
Ulf Kristersson, ayaa dhawaan loo magacaabay Raisal Wasaaraha cusub kadib markii uu helay codka Barlamaanka waxana maanta oo talaado ah uu soo dhisay Dowladiisa...
Dowladda Australia ayaa sheegtay in hadda aysan Qudus u aqoonsanayn caasimadda Israa’iil. Go’aankaas waxaa dhaleeceeyay Israa’iil, waxaana ammaanay Falastiin. Maamulka Australiya waxay samaynayaan isbedel dhammaystiran ka...
Korontada ayaa ka maqan Kyiv iyo gobollada kale ka dib markii warshad koronto lagu dhuftay saddex weerar subaxnimadii Talaadada, mas'uuliyiinta Ukraine ayaa sidaas sheegay. Weeraradan...
Ra'iisul wasaaraha la doortay Ulf Kristerston ayaa sheegay ka dib markii uu u codeeyay baarlamaanka in uu dareemayo wax cajiib ah, isaga oo raaciyay,...
Ra’iisul wasaaraha xilka ka degaysa Magdalena Andersson ayaa ka hadashay doorashada Ulf Kristersson loo doortay ra’iisul wasaaraha xukuumadda cusub, iyadoo tiri, “Baarlamaanka Sweden waxay u doorteen Ulf...
Qaraxyo gaaraya ugu yaraan shan ayaa laga maqlay caasimadda Ukriane ee Kyiv kuwaas sababay khasaare kala duwan. La taliyaha madaxweynaha Ukriane Andriy Yermak ayaa qaraxyadaas...
Waxa loogu yeero booliiska anshaxa iyo wasiirka warfaafinta ee Iran ayaa lagu daray liiska cunaqabateynta Midowga Yurub Isniintii maanta. Mowjado mudaaharaad ah ayaa ruxay Iran...
Inta badan xubnaha baarlamaanka Sweden ayaa u codeeyay Ulf Kristersson inuu qabto xilka ra'iisul wasaaraha. Iyadoo taasi jirto, Sweden waxay heshay ra'iisul wasaarihii ugu horreeyay...