Maxkamada Solna ayaa maanta xukun ku riday nin 27 jir ah oo lagu soo eedeeyay kufsi iyo faraxumayn uu u geystay 10 haween ah isagoo ka...
Xisbiga Liberalka gaar ahaan Robert Hanna oo xisbigaasi u matala dhanka Barlamaanka ayaa sheegay in ay tahay in Hablaha dhigta Dugsiyada Sweden laga Mamnuuco...
Ra’iisul wasaaraha Britain Liz Truss ayaa maanta sheegtay inay iska casileyso xilka ra’iisul wasaaraha Britain, ayada oo noqoneysa ra’iisul wasaarihii ugu muddada gaabnaa taariikhda...
Ciidamada difaaca ee dalka Sweden ayaa go’aan ka soo baxay dowladda waxa ay tababarayaal ciidan u direen goob qarsoodi ah oo ku taal dalka Ingiriiska...
Laba qof ayaa meydkooda laga helay guri dabaq ah oo ku yaala Skien. Booliska ayaa sheegay isagoo intaasi ku daray in dhacdada la baarayo
Sida...
dhawaan shirkada Mathem ee Dalka Sweden ayaa soo bandhigtay Xayeysiis ku muujineyso Dadka Cuntada ka dalbada.
Xayeysiiska Cusub ee Sanadkan Waxaa ku jira gabadh Muslimad...
Ruushka ayaa diidaya in uu kaga tago ku dhawaad 50 shaqaale Yukreeniyaan ah xarunta la haysto ee Zaporizhzhya ee tamarta nukliyeerka, sida ay sheegtay...
Turkiga ayaa gantaal nooca riddada gaaban ah oo iskiis u sameystay ku riday badda madow Talaadadii, sida ay sheegtay warbaahinta dowladda ee TRT.
Gantaalkan oo...
Dowlada Cusub ee Sweden kana socota dhanka Xisbiyada Midig ayaa la filayaa inay bilowda shaqadeeda iyo Heshiisyada ay horay u balan qaaday.
Bahda Somaliska ayaa...
iyadoo ay jirto xaalad adag oo dhanka tamarta qaar kamid ah shirkadaha guryaha ayaa sheegay inay kor u qaadayaan Korontada.
Shirkada Wallenstam oo guryo ku...
















