Home Wararka Caalamka Germalka oo Fududeenaya Helitaanka Dhalashada

Germalka oo Fududeenaya Helitaanka Dhalashada

0

Dowlada Dalka Germalka ayaa Fududeeneysa Helitaanka Dhalashada Dalkaasi iyo Mudada lagu Qaadanayo.

Qaabka Dhalashada loo Fududeenayo waxaa kamid ah in Qofka uu ku qaato Mudo 5 sano ah Halka maanta lagu qaato 8 sano.

Qodobada kale ee la Fududeenayo waxaa kamid ah in Qofka Ajaanibka ee ku Nool Dalka Germalka uu qaadan karo Dhalashada Labo Wadan Halka maanta ay adagtahay.

Dowlada Cusub ee Germalka ee la Dhisay Sanadkii 2021 ayaa Balanqaaday Isbadalka Dhanka Dhalashada waxana hada Socda qaabka Dowlada u soo bandhiheyso.

Xili Germany uu Fududeenayo Dhalashada Sweden ayaa dhankeeda Adkeneysa habka maanta loo qaato Dhalashada.

 

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here