Home Wararka Caalamka Dadka Madowga ee Sweden ku nool oo la Kulma Naceyb

Dadka Madowga ee Sweden ku nool oo la Kulma Naceyb

0
Photo/TT

Sida ay soo bandhigtay Hay’ada Brå ee Dalka Sweden, Dadka Madowga ah ayaa ah Dad la kulma Naceybka Dadka kale.

Warbixinta ayaa lagu soo bandhigay baaritaan ay sameysay Hay’ada oo ka kooban dhoor qeybood.

Dadka Madowga ee la kulma Naceybka ayaa siyaabo kala duwan gaar ahaan Hanjabaado iyo dood lala galo Qofkaasi.

Dhaliyada ayaana ugu badan dadkaasi la kulma Falalka Naceybka ah.

” Dadka badankooda ayaa dareemaya Cabsi xoogan iyo in ay mudo dheer falkan ku jiraan ” Sida ay sheegay Wallin oo ka tirsan Brå.

Brå ayaa ah hay’ad ka shaqeysa tirakoobka Dambiyada

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here