Home Wararka Caalamka Kaalmada Caruurta Sweden oo la kordhinayo sida uu Sheegay Xisbiga Socialdemokraterna

Kaalmada Caruurta Sweden oo la kordhinayo sida uu Sheegay Xisbiga Socialdemokraterna

0
Photo/Swedish Interior Minister Michael Damberg TT

Sida uu sheegay maanta Xisbiga S ee Sweden Waxa uu Xisbiga doonayaa in la kordhiyo lacagta kaalmada ee Caruurta loona yaqaano Barnbidrag.

Xisbiga ayaa sheegay inuu Qorsheenayo in la kordhiyo lacagta Kaalmada Caruurta Bilaha soo socda ee January, March iyo April.

Tusaale Lacagta Maanta Waalidka loo siiiyo kaalmo ahaan Waxaa lagu daridoonaa 200 kr oo dheeri ah Saddexdaasi bil

Afayeenka Siyaasada Maaliyada ee Xisbiga S Mikael Damberg ayaa hadalkaan sheegay xili Arbacada soo socda lagu wado in lasoo bandhigo Arbacada.

Xisbiga ayaa dhanka kale soo bandhigay sida Dowlada ugu fashilmatay dhanka Miisaaniyada.

Qorshaha Xisbiga ayaa noqon kara mid guuleesta hadii uu heli taageero dhanka Xisbiyada kale ah.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here