Home Wararka Caalamka FIFA oo sheegtay in Reer Galbeedka Hagaajiyaan Xaquuq Muhaajiriinta Halkii ay Qatar...

FIFA oo sheegtay in Reer Galbeedka Hagaajiyaan Xaquuq Muhaajiriinta Halkii ay Qatar ka dhaliili lahaayeen

0

Gudiga Fifa ayaa fariin u diray Dalalka Reer Galbeedka kuwaasi oo Dhaliil u jeediyay Dalka Qatar oo qabanaya koobka Aduunka.

Dowlada Qatar ayaa hakisay Waxyaabaha Qaar ee Dalkaasi lagu isticmaali lahaa mudada koobka Aduunka waxana kamid ah Qamriga.

Madaxweynaha Fifa ayaa sheegay in Qatar ay wax badan hormarisay kalana shaqeysay FIFA isla markana tahay in looga mahadceliyo.

Hadalkiisa ayuu raaciyay in Dalalka Reer Yurub looga baahanyahay in ay Hagaajiyaan Xaquuqda Muhaajiriinta halkii ay dhaliil u jeedin lahayeen Dalka Qatar.

Dhawaan ayaa la filayaa in Qatar uu ka furmo Koobka Aduunka kaasi oo sanadkan xiiso gooni ah leh.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here