Home Wararka Caalamka Qaabka Cusub ee loo Galayo Imtixaanka Taxi-ga Sweden ee dhawaan la bilaabay

Qaabka Cusub ee loo Galayo Imtixaanka Taxi-ga Sweden ee dhawaan la bilaabay

0
Oslo 20130502. Reglene for bruk av mobiltelefon i bil har blitt innskjerpet. Illustrasjonsfoto. Tekstmelding. SMS. Foto: Erlend Aas / NTB scanpix

sida Somaliska ay baahisay dhawaan waxaa la badalay qaabka imtixaanka loo galo gudaha Sweden gaar ahaan taxiga.

Qeybaha la badalay waxaa kamid ah Imtixaanka Teoriga oo laga dhigay labo qeybood halka uu markii hore ahaa Saddex qeyb waxaa kaloo isbadal lagu soo kordhiyay gaari wadista.

Gaari wadista ayaa ahaa labo qeyb GPS inaad qofka Macmiilka ku geysid gurigiisa ama afka in wadada laguugu tilmaamo lakin qeyb cusub ayaa ah sidan ee la soco.

qofka Macalinka ayaa kuu dhiibaya Warqad iyo Qalin kadib waxa uu ku leeyahay waxaad i geysaa Dukaanka Willys sida aad ii geeneyso aniga ayaa kuu sheegaya ee qoro.

Tusaale ahaan waxaa joogtaa Rinkeby waxana uu ku leeyahay Marka hore  cirkulationsplats (Roondeelka 1aad labaad  u qaado kadib Roondeelka kale toos u qaado kadib Roondeelka Saddexaad toos u qaado ogow rodeelka aan ka wado waa midka kista loo aado waana tusaale kadib bidix u qaado jidka u soo horeeya kadib Waxaa arkeysaa Willyska sidaas ayaad ku geeneysaa .

Waxaa dhici karta inaad ku wareerto qaabka aan u soo qornay waxaa u soo diyaarineynaa qaab muuqaal ah.

Qoraal hoos noogu reeb hadii aad Muuqaal Xiiseeneyso

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here