Dadka degan saddex Gobol oo Japan ah ayaa loo sheegay inay gabaad galaan ka dib markii Kuuriyada Waqooyi ay gantaalo cusub ridday Khamiistii. Mid...
Haweeney 21 jir ah oo lagu waayay magaalada Vetlanda ee dalka Sweden labo todobaad ka hor ayaa meydkeeda la helay, sida ay booliisku xaqiijiyeen.
Haweeneyda...
Ra’isal wasaaraha dalka Denmark Mette Frederiksen, oo si dirqi ah ugu guulaysatay doorashadii guud ee dalkaasi ka dhacday Salaasadii, ayaa sheegtay inay boqoradda u...
Dowlada Cusub ee Sweden ayaa dhawaan ku dhawaaqday Sharciga lagu joojinayo Xaquuqda dadka qaar u helaan turjumaanka iyadoo ula jeedka tahay in qofka uu...
Wargeyska ugu weyn Mareykanka ee The New York Times ayaa ilo wareedyo sheegaya in hogaamiyayaasha militariga ee Ruushka ay wadahadalo la taaban karo ka...
Hay'ada laanta Socdaalka ayaa go'an kala duwan ka gaartay Labo Gabdhood oo Walaalo Ah kuwaasi caan ka ah Baraha Bulshada iyadoo Labada Gabdhood midkood...
Hal qof ayaa ku dhaawacmay toogasho galabta ka dhacday xaafadda Bäckby ee magaalada Västerås, sida ay booliisku sheegeen.
"Waxaan haynaa hal dhaawac oo la xaqiijiyey," ayuu...
Xukuumadda iyo xisbiga Sverigedemokraterna ayaa waxay hore ugu heshiiyeen in sharuud looga dhigo dadka ka shaqeeya xannaanada waayeelka in ay afka swedishka yaqaanaan.
Degmooyinka Wadanka...
Dowlada Norway ayaa ku dhawaaqday maanta inay diyaargarow ciidan sameeneyso marka la eego xaalada Ukraine ee Ruushka.
Sweden ayaa dhankeeda ka hadashey go'anka Norway iyo...
Dowladda Sweden ayaa filaysa in wax soo saarka guud ee dalka (GDP) uu hoos u dhaco boqolkiiba 0.4 sanadka soo socda. Sicir bararka ayaa sidoo...














