Home Wararka Caalamka Migrationsverket oo go’an kala duwan ka gaaray Labo Gabdhood oo Walaalo Ah

Migrationsverket oo go’an kala duwan ka gaaray Labo Gabdhood oo Walaalo Ah

0
Photo: Anders Wiklund / TT

Hay’ada laanta Socdaalka ayaa go’an kala duwan ka gaartay Labo Gabdhood oo Walaalo Ah kuwaasi caan ka ah Baraha Bulshada iyadoo Labada Gabdhood midkood la siiyay Sharciga Halka Mid kale loo soo tuuray diidmo.

Abeer iyo Ola waa Labo Gabdhoodo oo Walaalo ah kuwaasi oo asal ahaan kasoo jeeda Dalka Suuriya iskaga dhiibay Sweden mudo dhoor sano ka hor.

Ola ayaa ah Gabadha diidmada heshay iyadoo Sababta ugu weyn ay tahay Halka ay Sheegatay oo Amaan Ah

Abeer oo la hadashey Warbaahinta ayaa sheegtay in ay Qorsheeneyso la guuritaanka Walashed madama ay filayeen helitaanka Sharciga wadan ay Joogeen Dhoor Sano.

Sweden gaar ahaan Qeybta Socdaalka ayaa Dhoor jeer gaartay go’ano lagu kala fogeeyay Dad aad iskugu dhow.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here