Saturday, April 4, 2026
Dowlada Dalka Germalka ayaa Fududeeneysa Helitaanka Dhalashada Dalkaasi iyo Mudada lagu Qaadanayo. Qaabka Dhalashada loo Fududeenayo waxaa kamid ah in Qofka uu ku qaato Mudo...
Sida ay soo bandhigtay Hay'ada Brå ee Dalka Sweden, Dadka Madowga ah ayaa ah Dad la kulma Naceybka Dadka kale. Warbixinta ayaa lagu soo bandhigay...
Hay'ada Waxbarashada Sweden ee qaabilsan Dhanka Dhaqaalaha ayaa kordhisay Boqolkiiba 80 Dadka Codsanaya Waxbarashada Qaar. Kordhinta iyo Helitaanka Deeqda Waxbarasho ayaa loogu tala galay Dadka...
Sida uu sheegay Booliska Sweden nin 70 sano jir ah ayaa lagu toogtay Teleborg oo ka tirsan Växjö. 70 sano jirkaan ayaa markii hore dhaawac...
Sida uu sheegay maanta Xisbiga S ee Sweden Waxa uu Xisbiga doonayaa in la kordhiyo lacagta kaalmada ee Caruurta loona yaqaano Barnbidrag. Xisbiga ayaa sheegay...
Ururka wadayaasha Tagaasida ayaa ku baaqay in la qaado tillaabooyin looga hortagayo dambiyada faraxumeynta  iyaga oo ku sababeeyay cillado dhanka ammaanka ah . Dalabka ururkan...
Sida uu baahiyay Talafashinka Sweden waxaa jira dad badan oo loo sameeyay Shaqo been abuur ah si ay u helaan Sharciga Deganaanshaha Rasmiga ee...
ciidamada Turkiga ayaa duqeeyay deegaanka Amuda ee ku yaalla waqooyiga gobolka Al-Hasakah ee dalka Suuriya, sida ay sheegtay wakaaladda wararka ee Firat Isniintii. Sida ay...
Labo qof oo looga shakisan yahay inay basaas yihiin ayaa lagu xiray dalka Sweden, waxaana lagu eedeeyay falal sirdoon oo sharci darro ah oo...
Dowlada Norway ayaa wax ka badashey Qaabka Waalidka uu u dalbanayo Basaboorka Caruurta ka yar 18 Sano jirka ama Kaarka Aqoonsiga. laga Bilaabo Bisha November...