Madaxweynaha waddanka Turkiga ee Recep Tayyip Erdogan ayaa garab istaagay xiddiga reer Portugal ee Cristiano Ronaldo ee ay Manchester United burburisay qandaraaskiisa, haddana ku sugan waddanka...
Maxkamad ayaa maanta lasoo taagay nin looga shakisan yahay inuu saddex Kurdiyiin ah ku dilay magaalladda Paris habeenkii Christmas-ka
Ninkan oo warbaahinta Faransiisku ay magaciisa...
Xaafada Rinkeby ayaa maanta galinka hore waxaa ka dhacday toogasho sida ay qortay Warbaahinta Aftonpladet.
Toogashada ayaa loo geestay Qof da'diisa lagu sheegay 30 sano...
Wiil 16 sano jir ah iyo nin 19 jir ah ayaa dhowr jeer lagu tooriyeeyay dmagaalada Copenhagen habeenkii Christmas-ka. Ujeedada ma cadda.
Labaduba waa dhaawac...
Nin hubeysan ayaa Jimcihii saddex qof ku dilay xarun dhaqan iyo maqaayad u dhow oo ay leeyihiin Kurdiyiinta, bartamaha magaalada Paris, taasi oo dhalisay...
Hay'ada Laanta Socdaalka ayaa go'an ku gaartay inay Musaafuriso Laura oo ah Gabadh yar oo 10 sano jir ah go'ankaasi oo ahaa mid horay...
Dood xoogan ayaa ka taagan Doomaha Ama Maraakiibta garkaarka ee Bada Mediterranean kasoo badbaadiya Tahriibayaasha ku soo wajahan Yurub.
Khilaafka xoogiisa ayaa salka ku haya...
Maanta oo Talaado ah waxaa la xiray Qaar kamid Iskuulada Sweden halka Basaska qaarkood la jooojiyay iyadoo Sabab ugu weyn ay tahay Siibashada ama...
Bulent Kines oo turkiga u dhashay ayaa ugu danbeyn Xukun laga Gaaray Go'ankiisa u wareejinta Dalka Turkiga.
Maxkamada Sare ayaa go'an ku gaartay in Bulent...
Sanadka Sii dhamaanaya Waxaa la gaaray Xiliga dadka ay celinayaan ama ay helayaan Canshuurta Sanadkan iyadoo Dadka loo diray Canshuur Xisaabinta.
Waaxda Canshuurada Norway ee...













