Booliska Denmark ayaa sheegay in wiil 17 jir ah iyo wiil 18 jir ah ay ku dhinteen Toorey kadib markii ay lagu weeraray xaafada...
Molly Gnospelius oo 14 jir ah ayaa u dhimatay Isticmaalka Tramadol iyo Khamri kadib markii ay lasoo Caweesay Asxaabteexa.
Waxay timid Guriga iyadoo Seexatay Sariirta...
Magaalada Helsingborg (Koonfurta Sweden) waxaa ka dhacay qarax weyn oo lala beegsaday albaabka dhismo ay degan yihiin oo ku yaala dhanka waqooyi ee magaalada.
SVT...
Mucaaradka dalka Turkiga ayaa ugu dambeyn isku raacay cidda la tartameysa Recep Tayyip Erdogan doorashada madaxtinimo ee dhici doonta bisha May. Waxaa la filayaa inuu...
Hay'ada Laanta Socdaalka ayaa Xukun Musaafurin ah u soo saartay Hooyo Somaliyed taasi oo Saddex Caruur ah ku dhashay Dalka Sweden.
Hooyada oo lagu Magacaabo...
Booliska ayaa sheegay in nin la qabtay kadib markii laga helay boorsooyin la hubiyay waxyaabaha qarxa garoonka diyaaradaha ee gobolka Pennsylvania ee dalka Mareykanka.
Dacwad...
Dowlada Mexico ayaa ku dhawaaqday go'an cusub oo saameyn ku yeelanaya Dadka dalkaasi ugu gudbaya Dalka Mareynka,
Mexico ayaa ku dhawaaqday in Qof walbo oo...
Xisbiga Centerpartiet ayaa ku baaqay in la mamnuuco isticmaalka TikTok ee xubnaha iyo shaqaalaha baarlamaanka Sweden.
"Waxaan u maleyneynaa in la joogo waqtigii la dhihi...
Baraha Bulshada ayaa lagu baahiyay Sawiro muujinaya Qof laga ceshtay Deganaanshaha Rasmiga uu ku lahaa Wadanka Sweden hadaba maxaa ka jira in Qof laga...
Sida uu dhigayo heshiiska Tidö dowladda, ayaa ka fiirsanaya inay lacag ku soo rogaan dadka u baahan turjumaada la macaamilka maamulka iyo daryeelka caafimaadka.
Qorshahan...















