Home Wararka Caalamka Germalka oo Tijaabinaya Qaabilaada Awooda Qaxootiga ee Dalkaasi iska dhiibaya

Germalka oo Tijaabinaya Qaabilaada Awooda Qaxootiga ee Dalkaasi iska dhiibaya

0

Iyadoo ay soo food saartay qulqulka qaxoontiga Yukreeniyaanka ah ee aan hore loo arag, ayaa waxaa safka hore dib ugu soo noqday mashaakilaadka awoodda Jarmalku u leeyahay in uu qaato soogalootiga.

Waxaana kor loo qaaday codad loogu baaqayo xukuumadda Berlin inay kordhiso taageeradeeda iyadoo la eegayo cabsida laga qabo isbeddel ku yimaadda niyadda dadweynaha, oo la mid ah tii dhacday 2015.

Caqabadaha magan-gelyo doonka ayaa uga sii daray Jarmalka, marka la eego qulqulka qaxootiga badan tan iyo bilowgii dagaalka Ruushka ee Ukraine.

Germalka ayaa dib u  eegaya inuu qaabili karo Qaxooti ka badan tirada wadanka uu awooda u leeyahay si looga fogaado dhibaatada dalkaasi qabsatay sanadkii 2015.

Madaxda Dowlada Qaarkood ayaa soo jeedinaya fikrado ku aadan qaabka ugu fudud ee dowlada ku wajihi karto arintan.

 

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here