Home Wararka Caalamka Qorshe lagu Joojinayo Musaafurinta Gabadh 10 Sano jir ah oo Socda, Migrationsverket-ka...

Qorshe lagu Joojinayo Musaafurinta Gabadh 10 Sano jir ah oo Socda, Migrationsverket-ka oo gaaray go’anka Tarxiilka

0
Photo: Anders Wiklund / TT

Hay’ada Laanta Socdaalka ayaa go’an ku gaartay inay Musaafuriso Laura oo ah Gabadh yar oo 10 sano jir ah go’ankaasi oo ahaa mid horay loo gaaray.

Sida uu ku Waramayo Joornalka DN gabadhan ayaa asal ahaan kasoo jeeda Dalka Nicaragua waxana jiray Labo Qorshe oo hore kuwaasi oo aan lagu guuleysan.

Sida uu maanta dhankiisa Cadeeyay waxaa lagu guuleestay hakinta Qorshaha Tarxiilka taasi oo ah tilaabo hore loo qaaday inkastoo go’anka laanta Socdaalka uusan waxba iska badalin.

Waxaa Socda Dadaalo xoogan oo lagu Joojinayo Go’anka laanta Socdaalka ee Gadhan oo Waalidkeeda ku noolyihiin Dalka Sweden isla markana ay heestaan Daganaansho rasmi ah.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here