Thursday, April 25, 2024

Finland oo fududeeneysa Xayiraadaha Saaran Safarada lagu tagayo

0
Dowlada Finland ayaa ugu danbeyn fududeeneysa xayiraadaha saaran wadanka laga bilaabo maalinta bari ah. Dadka kasoo safraya wadamada Nordic leesku dhaco iyo waliba yurubta kale...

Midowga Yurub oo Sharciyo Adag ku soo rogay Fiisooyinka “Schengen” ee Safarada

0
Midowga Yurub wuxuu qaatay sharci lagu tilmaamay mid adag oo wax looga badalayo nidaamka macluumaadka fiisaha "Schengen" dalalkooda iyadoo laga jawaabayo wax ay ugu...

Ogeysiis: Todobaadkan Dhamaadkiisa oo la badalayo Saacada, Wadamada Sweden, Norway, Denmark,

0
Toddobaadkan dhammaadkiisa waa waqtigii saacadda la beddeli lahaa. waqtiga ayaa noqondoona waqtiga xagaaga. Waxay noqon doontaa waqtiga xagaaga habeenka u dhexeeya Sabtida Maarso 27 iyo...

Midowga Yurub oo ka hadlaya Heshiiska Qaxootiga ee Turkiga kala dhaxeeyay

0
Wasiirada Arimaha Dibada ee Midowga Yurub waxay ka hadlayaan mowduuca heshiiska socdaalka ee u dhaxeeya Midowga Yurub iyo Turkiga ee dhacay sanadkii 2016. Heshiiska wuxuu dhigayaa...

Finland oo soo saartay Sharciyo Adag oo dhanka Bulshada Ah ( Akhriso Xanibaadaha Cusub)

0
Finland ayaa soo bandhigtay xanibaado cusub oo looga hortagayo cudurka loo yaqaan 'coronavirus' si loo xakameeyo faafitaanka cudurka . Isniintii, Golaha Shacbiga ayaa go'aansaday...

Finland oo Xireysa Xaduudeheeda soona saartay Xayiraado dheeri ah Dadka u safraya Dalkeeda

0
Dowladda Finland waxay ku dhawaaqday hirgelinta xayiraado cusub oo laga soo rogay waddanka saqdii dhexe ee xalay. Xayiraadaha waxaa ka mid ah kuwa ka...

Finland oo laga helay nuuca Cusub ee Coronavirus

0
Nooca cusub ee loo yaqaan 'covid-19', oo markii ugu horreysay laga xaqiijiyay Boqortooyada Ingiriiska, ayaa hadda laga helay Finland. Waxay qortay wakaalada wararka TT xogta...

Qaxooti laga qaaday Malta oo gaaray Dalka Finland

0
25 qof oo magangalyo doon ah kana yimid xero qaxooti oo kutaala Malta ayaa gaaray xarunta qaabilaada Joutseno oo kutaala Lappeenranta, bariga Finland Qaxootiga ayaa...

Maalinta Xuriyada Finland oo loo dabaal-dagay xili wadanka uu ku jiro Xayiraado

0
Sanadkii 1917 ayay ku beegneyd markii Dadka Finland ay xurnimo ka heleen Ruushka markaasi oo ku beegneyd 6 December. Sanad kasta isla malintaasi waxaa gudaha...

Cali Waxaa la dilay Sadex isbuuc kadib markii laga Musaafuriyay Dalka Finland

0
Kaliya seddex isbuuc markii laga soo musaafuriyey Finland, "Cali" waxaa lagu diley Ciraaq. sida ay warbaahinta ka xaqiijiyeen gabadh uu dhalay Aabe Cali. Xeer ilaaliyaha...