Friday, April 19, 2024

Ismail Yuusuf ” Waxaan ku jiray Dadka Finland ku soo sirmay Walina ku Sugan...

0
ka hor Sanadkii 2015 Dalka Finland Waxa uu kamid ahaa wadamada sida fudud sharciga ku siiya Qaxooti ay kamid  yihiin Somalida Waxaana jira Xog...

Dukaanka IKEA oo Shaqaalihiisa Gudoonsiiyay Lacag Gaareysa 1 Bilyan, Shaqadooda Xiliga Corona

0
Shirkadda weyn ee alaabta guryaha ee Sweden (IKEA) ayaa go'aansatey in ay bixiso gunnooyin qiimihiisu yahay 1.1 bilyan krone (110 milyan oo Yuuro) dhammaan...

Wargalin: Waqtiga Saacada oo Badalmeysa Habeen Danbe Wadamada Yurub

0
Saacadda waxaa dib loo dhigi doonaa hal saac, waxana isbadalka uu Dhicidoonaa Habeen Sabtida Hooyaneyso Axada soo Galeyso ee 30-31 Bisha marka ay tahay...

Finland Barlamaanka oo diiday Sharciga Cusub ee Mideynta Qoysaska Kala Maqan

0
Xisbiyada mucaaradka ah ee Finnishka iyo Dhaqdhaqaaqa ayaa soo gudbiyay mooshin kalsoonida loogala laabanayo sida dowladdu u maareyso soogalootiga Finland. Xukuumadda ayaa codka kalsoonida ee...

Norway oo Loo Magacaabay Dalka Labaad ee Aduunka ugu Cadaalada Badan, Denmark oo ugu...

0
Dalalka dhaca Dhanka Waqooyiga Yurub ayaa galay kaalmaha ugu horeeya marka la eego wadamada ugu cadaalada badan aduunka. Dalka Denmarka ayaa kaalinta 1aad galay halka...

Dab buuxinta ( scooter-ka ) oo laga Sameeyo lacag ka badan Mushaharka Caadiga ee...

0
marka aad joogto Dalalka Yurub waxaa soo baxay qalabka loo yaqaano (scooter) waa adeeg kuu sahlaya in aad u raacdo goobta kuu dhow adiga...

Midowga Yurub oo ku baaqay in Daaliban lala yeesho Wada-hadal

0
jeckow ama ha jeclaan, laakiin Midowga Yurub kama xishoonayo inuu la hadlo Taliban. Tani waa farriintii Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Midowga, Josep Borrell, habeenkii Talaadada. - Ma...

Hampalyo Dhalashada Sanadka Cusub ee Islamka 1443H

0
Shalay oo isniin aheyd waxaa dhashay sanadka cusub ee islaamiga ee 1443 Hijra oo ah taariikh-da umada islaamiga ah. Bahda Somaliska waxay idinkugu hampalyeyneysaa dhalashada...

Finland oo Qaxooti kasoo qaadatay Giriiga Xili Qaxooti kale Sharci la’an ku heyso Wadanka

0
Finland ayaa ugu danbeyn dhameestirtay Qaxooti ay kasoo qaadaneysay Dalka Giriiga kuwaasi oo dib u dajin loogu sameeyay Dalka Finland. tan iyo Sanadkii 2020 ku...

Finland: Qof Somali ah oo Markii ugu horeysay ka mid noqday Barlamaanka

0
Markii ugu horeysay taariikhda dalka Finland waxaa xaruunta Barlamaanka fadhiistay kana mid noqday wiil somali ah. Suldaan Saciid Axmed oo kamid noqday Barlamaanka Finland kana...