Midowga Yurub oo ku baaqay in Daaliban lala yeesho Wada-hadal
jeckow ama ha jeclaan, laakiin Midowga Yurub kama xishoonayo inuu la hadlo Taliban.
Tani waa farriintii Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Midowga, Josep Borrell, habeenkii Talaadada.
- Ma...
Hampalyo Dhalashada Sanadka Cusub ee Islamka 1443H
Shalay oo isniin aheyd waxaa dhashay sanadka cusub ee islaamiga ee 1443 Hijra oo ah taariikh-da umada islaamiga ah.
Bahda Somaliska waxay idinkugu hampalyeyneysaa dhalashada...
Finland oo Qaxooti kasoo qaadatay Giriiga Xili Qaxooti kale Sharci la’an ku heyso Wadanka
Finland ayaa ugu danbeyn dhameestirtay Qaxooti ay kasoo qaadaneysay Dalka Giriiga kuwaasi oo dib u dajin loogu sameeyay Dalka Finland.
tan iyo Sanadkii 2020 ku...
Finland: Qof Somali ah oo Markii ugu horeysay ka mid noqday Barlamaanka
Markii ugu horeysay taariikhda dalka Finland waxaa xaruunta Barlamaanka fadhiistay kana mid noqday wiil somali ah.
Suldaan Saciid Axmed oo kamid noqday Barlamaanka Finland kana...
Finland oo fududeeneysa Xayiraadaha Saaran Safarada lagu tagayo
Dowlada Finland ayaa ugu danbeyn fududeeneysa xayiraadaha saaran wadanka laga bilaabo maalinta bari ah.
Dadka kasoo safraya wadamada Nordic leesku dhaco iyo waliba yurubta kale...
Midowga Yurub oo Sharciyo Adag ku soo rogay Fiisooyinka “Schengen” ee Safarada
Midowga Yurub wuxuu qaatay sharci lagu tilmaamay mid adag oo wax looga badalayo nidaamka macluumaadka fiisaha "Schengen" dalalkooda iyadoo laga jawaabayo wax ay ugu...
Ogeysiis: Todobaadkan Dhamaadkiisa oo la badalayo Saacada, Wadamada Sweden, Norway, Denmark,
Toddobaadkan dhammaadkiisa waa waqtigii saacadda la beddeli lahaa. waqtiga ayaa noqondoona waqtiga xagaaga.
Waxay noqon doontaa waqtiga xagaaga habeenka u dhexeeya Sabtida Maarso 27 iyo...
Midowga Yurub oo ka hadlaya Heshiiska Qaxootiga ee Turkiga kala dhaxeeyay
Wasiirada Arimaha Dibada ee Midowga Yurub waxay ka hadlayaan mowduuca heshiiska socdaalka ee u dhaxeeya Midowga Yurub iyo Turkiga ee dhacay sanadkii 2016.
Heshiiska wuxuu dhigayaa...
Finland oo soo saartay Sharciyo Adag oo dhanka Bulshada Ah ( Akhriso Xanibaadaha Cusub)
Finland ayaa soo bandhigtay xanibaado cusub oo looga hortagayo cudurka loo yaqaan 'coronavirus' si loo xakameeyo faafitaanka cudurka . Isniintii, Golaha Shacbiga ayaa go'aansaday...
Finland oo Xireysa Xaduudeheeda soona saartay Xayiraado dheeri ah Dadka u safraya Dalkeeda
Dowladda Finland waxay ku dhawaaqday hirgelinta xayiraado cusub oo laga soo rogay waddanka saqdii dhexe ee xalay. Xayiraadaha waxaa ka mid ah kuwa ka...















