Thursday, May 9, 2024

Barlamaanka Turkiga oo Ansixinaya Codsiga Finland ee ku biirista NATO

0
Baarlamaanka Turkiga ayaa qorsheynaya inuu ansixiyo codsiga NATO ee Finland ka hor inta aan la gaarin doorashada bisha May, sida ay sheegeen laba sarkaal...

Finland oo Sida Sweden diiday inay ku biirto Ururka NATO ” Lama joogo Xili...

0
Wasiirka difaaca ee Finland Antti Kaikkonen ayaa sheegay in aan la joogin waqtigii ku haboonaa ee dalku ku biiri lahaa NATO. Kaikkonen ayaa ku sugan...

Qaxootiga diidmada heesta in laga Caawiyo Sharciga ayaa kamid ah Sharciyada Cusub ee Midowga...

0
Midowga Yurub waxa markan u soo jeestay Xaalada Qaxootiga Yurub oo noqotay hadal heynta ugu badan ee warbaahinta yurub aad uga hadleen isbuucii lasoo...

Finland oo qaaday qeybo kamid ah Xayiraada Saaran Shacabka

0
Dowlada Finland ayaa noqotay dalkii ugu horeeyay ee ka tirsan Nordic kaasi oo qaaday Xayiraadan saaran Shacabka gaar ahaan goobaha leeskugu yimaado iyadoo Dadweynaha...

Sweden iyo Finland oo ka wada hadlay Qaab ay kaga maarmayaan ku biirista NATO

0
Siyaasi miisaan culus ku leh dalka Finland ayaa sheegay in wasiirka gaashaandhigga Sweden uu u furay isbahaysi difaac oo dhex mara labada dal ee...

Fardosa oo ku guuleysatay Mudo 3 Bil ah in ay iska jarto Culees dhan...

0
Fardosa Abdi Farah oo asal ahaan kasoo jeeda Dalka Somaliya isla markana ku nool dalka Sweden ayaa ku guuleesatay in ay iska jarto 11...

Madaxweynaha Ruushka oo ka hadlay Go’anka ay Qaateen Sweden iyo Finland ee NATO

0
Ma aha Dalalka Sweden iyo Finland inuu dhib ka jiro haddii dalalku ku biiraan NATO, ayuu yiri madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin. Taa beddelkeeda, wuxuu ka...

Barlamaanka Midowga Yurub oo Ansixiyay Sharci Cusub oo Qaxootiga lagu Xakameenayo

0
Barlamaanka Midowga Yurub ayaa Ansixiyay Sharci Cusub kaasi oo lagu Xakameenayo Qaxootiga Sida Sharci darada ku imaanaya Wadamada xubinta ka ah Midowga Yurub. Sharciga ayaa...

Golaha Culumada Midowga Yurub oo ku Dhawaaqay Maalinta Ramadaanka uu Bilaabanayo

0
Xoghaynta Guud ee Golaha Fatwada iyo Cilmi-baadhista Yurub ayaa soo saartay bayaan ay ku caddaynayso billowga bilaha Ramadaan iyo Shawaal, marka loo eego xisaabta Calenderka. Bayaanka...

Midowga Yurub oo ka hadlaya Heshiiska Qaxootiga ee Turkiga kala dhaxeeyay

0
Wasiirada Arimaha Dibada ee Midowga Yurub waxay ka hadlayaan mowduuca heshiiska socdaalka ee u dhaxeeya Midowga Yurub iyo Turkiga ee dhacay sanadkii 2016. Heshiiska wuxuu dhigayaa...