Finland oo soo saartay Sharciyo Adag oo dhanka Bulshada Ah ( Akhriso Xanibaadaha Cusub)
Finland ayaa soo bandhigtay xanibaado cusub oo looga hortagayo cudurka loo yaqaan 'coronavirus' si loo xakameeyo faafitaanka cudurka . Isniintii, Golaha Shacbiga ayaa go'aansaday...
Finland Xisbi soo jeediyay in aan Basaborka lasiin Somalida Heesta Sharciga..
Hoggaamiyaha Xisbiga Finns Party,Jussi Halla-aho ayaa sheegay in Shisheeyaha la siiyo Basaaboorka Finland uu 6 jeer ka badan yahay intii la bixiyey sannadihii 90-aadkii iyo inay...
Saacada oo xalay la badalay Sweden,Norway iyo Wadamada kale ee Yurub
Xalay markii ay aheyd 02:00 am ayaa la badalay Saacada Yurub iyadoo dib loogu soo celiyay waqtiga Caadiga ahaa.
Meelaha Waqti Badalka laga dareemay waxaa...
Ruushka oo ballan qaaday falcelin ka dhan ah Sweden iyo Finland
Haddii Sweden iyo Finland ay ku biiraan NATO, kama marnaan karto " falcelin siyaasadeed" ayuu yiri wasiir ku xigeenka arrimaha dibadda Ruushka Alexander Grushko.
Grushko...
Finland oo qaaday Xayiraada Saaran wadanka qeybo kamid ah
War lagu qoray Boga YLE ee Dalla Finaland ayaa lagu shaaciyay in Dowlada ay qaaday Xayiraada saaran wadanka isla markana Fududeysay qeyb kamid ah...
Dowlada Finland oo ku Dhawaaqday Xiritaanka Xadka Dalkaasi ee Ruushka
Finland ayaa xireysa xadka inta badan uu la wadaado Ruushka ee laga helo fiisaha dalxiiska, dowladda Finland ayaa ku dhawaaqday Khamiista maanta.
Mamnuucidda dalxiisayaasha Ruushka...
Daawo:- Dadka uu ka tagay Dhadhanka ama Urta Waxa ku dhacay Coronavirus
Cunnadu miyeysan kuu dhadhamin? Waxay taasi astaan u noqon kartaa inuu ku saameeyay fayraska corona. Xogta waxay ka timid ENT UK, Ururka Ingiriiska ee...
Midowga Yurub oo Joojinaya Qaxootiga Ka Imaanaya Qaarada Africa ee soomara Bada Liibiya.
Midowga Yurub oo Joojinaya Qaxootiga Ka Imaanaya Qaarada Africa ee soomara Bada.
Kulan u dhaxeeya Wasiirada Midowga Yurub oo ka dhacay Wadanka Austria Isbuucii hore...
Finland oo Fududeesay Xayiraadaha Saaran Xadka ay la wadaagto Sweden
Finland ayaa fududeysay dhaqdhaqaaqa dadka xadka waqooyi ee ay la leedahay Sweden.
Warbixinta ka tallaabida xadka ee loogu fududeeyay dadka ku dhaqan xadka Finland ay...
Wafdi ka Socda Dowlada Finaland oo gaaray Dalka Somaliya.
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga XFS, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa ku qaabilay Muqdisho wafdi Finland ah oo uu hoggaaminayay Mudane Pekka...















